war »
QARAX BAMBAANO OO KHASAARO GEESTAY AYAA XALAY LAGU QAADAY SHANEEMO-MUQDISHO EE DEGMADA WADAJIRK.
Xalay bam gacmeed lagu tuuray Shaneemada ayaa waxaa ku geeriyooday Hal qof Sadex kalana way ku dhaawacmeen. Shaneemadan bamka lagu tuuray oo lagu magacaabo Shaneemo Muqdisho ayaa xilligaasi waxaa ku sugnaa dhalinyaro aad u
Read More »XILDHIBAANO UU HORKACAYAY WASIIRU DOWLAHII CAAFIMAADAKA DKMG OO LA SOCDA DIYAARAD SHACAB AH AYAA GAARAY MAGAALADA BELADWEYNE
Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan waxaa maanta gaaray wafdi Xildhibaano ah kuwaasi oo halkaasi u tagay ukuurgelida xaaladda Gobalkaasi, tasciiyadii Nabadoonkiid goor dhaweed lagu dilay Baladweyne iyo xaalada ciidamada Jabouti waxa ay ku
Read More »DOWLADDA OO IS HOR’ISTAAG KU SAMEYSAY SHIR QR KU YEELAN LAHEYD MUQDISHO
War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan la socon waxbana ka ogeyn abaabulka iyo Ajandaha Shirk ay qabanqaabineyso Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka
Read More »QARAX KHASAARE GEESTAY OO SUUQA BAKAARAHA KA DHACAY
Sida ay inoo shegeen qaar kamid ah ganacsatada ku sugan suuqa weyn ee Bakaaraha Magaalada Muqdisho waxaa maanta barqadii halkaasi ka dhacay qarax khasaare geestay. Qarax oo ahaa bambada nooca gacanta lagu tuuro
Read More »TURKIGA OO TABABAR SIINAYA CIIDAMADA DOWLADDA SOOMAALIYA
Madaxweynaha Turkiga Abdullah Gül ayaa sheegay in iminka ay xooga saarayaan sidii Soomaaliya ay u heli laheyd ciidamo karti iyo dadaal u leh xaqiijinta ammaanka guud ahaan dalka Soomaaliya marka laga soo tago gacansiinta
Read More »Kulan Ay Maanta Yeesheen Madaxwaynaha Soomaaliya & Madaxda Turkiga
Maanta waxaa kulan wada yeeshay Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Masuuliyiinta Dowlada Turkiga iyagoo ka wada hadlay xaaladaha labada dowladood. Madaxwaynaha iyo Wafdigiisa ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa lagu soo
Read More »Weerar Lagu Dili Rabey Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Amisom Fishilisey…
Taliye Sare ee Ciidamada Amisom ayaa ka waramay weerar maalin kahor lagu dili lahaa Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Soomaaliya. Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM ayaa tilmaamay in Al-Shabaab ay isku dayeen isniinti lasoo
Read More »WAR DEG DEG AH QARAX & DAGAAL KA DHACAY INTA U DHAXAYSA GALGALA & BOOSAASO
Inta u dhaxeysa Galgala iyo Boosaaso ayaa maanta waxaa ka dhacay qarax qasaara gaystay qaraxa ayaa waxa uu dhexmaray ciidamo ka tirsan maamulka puntland iyo ciidamada ku jira buuraha galgala ee ku biiray AL-shaab.
Read More »Golaha wasiirada Soomaaliya oo amar ku bixiyey in la joojiyo lacagaha laga qaado Dekadda Muqdisho, ansixiyeyna…
Shir ay shalay ku yeesheen magaalada Muqdisho Golaha Wasiirada oo uu shir gudoominayey Ra’isul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa waxaa looga hadaly arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin amniga, miisaaniyadda
Read More »GUDOOMIYAHA BAARLAMANKA OO SHARAXAAD KA BIXIYAY SOCDAALKII MADAXWAYNAHA EE TURKIGA UU KU AADAY
Prof: Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka warbixiyay Safarkii Madaxwaynaha soomaaliya uu ugu ambabaxay dalka Turkiga. Jawaari oo Warbaahinta kula hadlay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa tilmaamay in socdaalka wafdiga Madaxwaynaha ay tahay sidii
Read More »