Monthly Archives: December 2012 »

(Year End Letter) from Special Representative of the Secretary-General for Somalia Augustine P. Mahiga

(Year End Letter) from Special Representative of the Secretary-General for Somalia Augustine P. Mahiga

xeydar December 31, 2012 Comments Off

Year End Letter from Special Representative of the Secretary-General for Somalia Augustine P. Mahiga We have come to the end of an historic year for Somalia, for the region and for the rest of

Read More »
Garoomada K.Cagta Eritrea Oo Loo Magacaabay Khabiir Soomaali Ah Inuu Kormeero

Garoomada K.Cagta Eritrea Oo Loo Magacaabay Khabiir Soomaali Ah Inuu Kormeero

jiinka December 31, 2012 Comments Off

Xiriirka kubada cagta Africa ee CAF ayaa khabiir ka socda xiriirka Kubada cagta Soomaaliya Dr. Xasan Maxamed Maxamuud (Xasan farey) oo horayna u ahaa garsoore heer FIFA.   Waxaa uu u socdaali doonaa dalka

Read More »
Somalia One Person Was Killed & Three Wounded In Somaliland Election

Somalia One Person Was Killed & Three Wounded In Somaliland Election

jiinka December 31, 2012 Comments Off

At least 1 person was killed and 3 others wounded in Somalia ‘s separatist region of Somaliland in protests over last month ‘s local elections, Garowe Online reports.   The protests erupted Sunday morning

Read More »
Golaha Wasiirada Oo Kulan Maanta  Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho

Golaha Wasiirada Oo Kulan Maanta Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho

jiinka December 31, 2012 Comments Off

Kadib kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay arimaha ammaanka dalka Soomaaliya iyo arimaha Dowladda.   Isbarashada xubnaha golaha wasiirada wasiir ku xigeenada iyo wasiir dowlayaasha

Read More »
Shirweynaha 21 aad Ayaa Waxaa Ka Qeyb Gashay Wasiirada Adeegga Bulshada Shirkaasi Ee Ururka Dalalka Carabta U Qaabilsan Dhanka Waxbarashada Sayniska & Hiddaha

Shirweynaha 21 aad Ayaa Waxaa Ka Qeyb Gashay Wasiirada Adeegga Bulshada Shirkaasi Ee Ururka Dalalka Carabta U Qaabilsan Dhanka Waxbarashada Sayniska & Hiddaha

jiinka December 31, 2012 Comments Off

Wasiirada wasaaradda adeega bulshada ayaa ka qeyb gashay Shirweynaha oo looga hadlayey dhanka, waxbarashada sayniska iyo hiddaha.   Kulanka oo ay ka qeyb gashay wasiirka wasaaradda adeega bulshada ayaa waxaa yaabihii looga hadlay waxaa

Read More »
Baarlamanka Soomaaliya Oo Uga Fadhiya Dhaqaalaha Ciidanka Ku Baxa Wasaarada Maaliyada

Baarlamanka Soomaaliya Oo Uga Fadhiya Dhaqaalaha Ciidanka Ku Baxa Wasaarada Maaliyada

jiinka December 31, 2012 Comments Off

Xukuumadda Soomaaliya ayaa Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya wuxuu wasaarada maaliyada ka dalbaday inay soo cadeeyaan dhaqaalaha guud ee ku baxo ciidanka. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu

Read More »
Orodyahanka Mo Farah Oo Uu Ku Xaqiijiyey In Mudo Saacado Ah Lagu Haystey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Portland Ee Gobolka Oregon ee Dalka Mareykanka Kadib Asalkiisu Uu Ahaa Soomaali

Orodyahanka Mo Farah Oo Uu Ku Xaqiijiyey In Mudo Saacado Ah Lagu Haystey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Portland Ee Gobolka Oregon ee Dalka Mareykanka Kadib Asalkiisu Uu Ahaa Soomaali

jiinka December 30, 2012 Comments Off

Mo Farah ayaa loogu Celshay Gudaha Dalka Mareykanak Argagixio ahaan isagoo Xitaa watay Biladihii Dahabka ee uu ku Guulaystay Ciyaarihii Olympics ka ee sanadkan lagu qabtay Magaalada London.   Geesigi Kooxdi GB ayaa ka

Read More »
Waxaa La Soo Gebagabeeyay Horyaalkii 28 aad Ee Ciyaaraha Oradada

Waxaa La Soo Gebagabeeyay Horyaalkii 28 aad Ee Ciyaaraha Oradada

jiinka December 30, 2012 Comments Off

Munaasabadii lagu soo gebagebeeynayay horyaalkii 28 aad ee ciyaaraha fudud.   Ciyaarta oo imbadan soo socotay ayaa gabi ahaanba maanta lagau soo afjaray kaas oo muddo Todobaad ah ka socday garoonka Kubbada Cagta ah ee

Read More »
Khasaarooyin Ka Dhashay Qarax Uu Xalay Ka Dhacay Magaalooyinka Jowhar, Marka & Afgooye Ee Gobolada Sh/Dhexe & Sh/Hoose

Khasaarooyin Ka Dhashay Qarax Uu Xalay Ka Dhacay Magaalooyinka Jowhar, Marka & Afgooye Ee Gobolada Sh/Dhexe & Sh/Hoose

jiinka December 30, 2012 Comments Off

Magaalooyinka Jowhar, Marka iyo Afgooye ee gobolada Sh/dhaxe iyo Sh/hoose ayaa waxaa xalay siyaabo ka kala duwan uga dhaceen qaraxyo loo adeegsaday bambaanooyinka nooca gacanta laga tuuro ah.   Waxaana la sheegay in qaarkood

Read More »
War Deg Deg Ah Balidoogle Agagaarkiisa Oo Dagaal Culus Ka Dhacay & Miino Ay La Kacday Gaari Rakaab

War Deg Deg Ah Balidoogle Agagaarkiisa Oo Dagaal Culus Ka Dhacay & Miino Ay La Kacday Gaari Rakaab

jiinka December 30, 2012 Comments Off

Bali-doogle iyo degaanka Yaaq-biriweyne ee gobolka Sh/hoose ayaa ka dhacay dagaal culus. Dagaalkaas oo u dhexeeyay ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo hal dhinac ah iyo dagaal yahanno ka tirsan Al-Shabaab ayaa la

Read More »