Monthly Archives: July 2013 »

SA condemns attack on Turkey’s Somalia office

SA condemns attack on Turkey’s Somalia office

jiinka July 30, 2013 Comments Off

South Africa has strongly condemned a bomb attack which targeted a building housing Turkish Embassy staff in Mogadishu, the capital of Somalia.   The offensive, carried out by Al-Shabaab militia on the evening of

Read More »
Nine Somali pirates for attacking German ship

Nine Somali pirates for attacking German ship

jiinka July 30, 2013 Comments Off

The men were arrested by international anti-piracy forces before being handed over to Kenya to be prosecuted, as Somalia was not considered able to try them properly.   Although the number of attacks has

Read More »
Jowhar Oo Laga Sameeyay Howlgalo Balaaran

Jowhar Oo Laga Sameeyay Howlgalo Balaaran

jiinka July 30, 2013 Comments Off

Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ee dowladda Soomaaliya aya hadlay howlgalo Ciidamada AMISOM iyo Ciidamada dowlada ka fuliyeen Magaalada Jowhay shalay iyo Xalay ayaa sheegay in uu ahaa mid amaanka Degmada lagu xoojinayay.   Afhayeenka

Read More »
Aas Qaran D.Turkiga Askarigii Looga Dilay Muqdisho

Aas Qaran D.Turkiga Askarigii Looga Dilay Muqdisho

jiinka July 30, 2013 Comments Off

Askarigii dalka Turkiga uga geeriyooday magaalada Muqdisho weerarkii Shabaab ay ku qaadeen xarun shaqaalaha dalka Turkiga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ayaa aas qaran loogu sameeyay dalkaasi Turkiga.   Xaflada aaska qaran aheyd

Read More »
Taageerada Soomaaliya Oo  Qm Ay Sii Wadayaan

Taageerada Soomaaliya Oo Qm Ay Sii Wadayaan

jiinka July 30, 2013 Comments Off

Ban Ki-moon xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay iyo xubnaha golaha ammaanka ayaa si xoogan u cambaareeyay weerarkii ismiidaminta oo Alshabaab ay ku qaadeen guri shaqaalaha Turkey ay ka daganaayeen magaalada Muqdisho,   Kaasi oo

Read More »
Somalia prime minister says a Turkish official and Somali student died in car blast attack

Somalia prime minister says a Turkish official and Somali student died in car blast attack

jiinka July 29, 2013 Comments Off

Turkish security official and a Somali student were killed in Saturday’s attack on the Turkish consulate and relief mission in Mogadishu, Somalia’s prime minister said Sunday.   Three suicide bombers also died in the

Read More »
Somalia Turkey to stay put despite deadly attack

Somalia Turkey to stay put despite deadly attack

jiinka July 29, 2013 Comments Off

Turkey remains keen on working in recovering Somalia despite becoming a target of Islamic militant group Al-Shabaab.   The country Sunday flagged off a flagship road project that would see it rebuild the 23-kilometre

Read More »
Kulan Ay yeeshayn Beelaha Biyamaal & Habargidir

Kulan Ay yeeshayn Beelaha Biyamaal & Habargidir

jiinka July 29, 2013 Comments Off

Degmada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose kulan balaaran oo kasoo qayb galeen odayaasha dhaqanka labada beelood ee dhawaan ku dagaalamay iyo Masuuliyiin ka socotay dowladda dhexe, Maamulka gobolka Shabellaha Hoose iyo AMISOM.  

Read More »
Amni-darada Ka jirta Sh.Hoose Oo Kentay M.La’aanta

Amni-darada Ka jirta Sh.Hoose Oo Kentay M.La’aanta

jiinka July 29, 2013 Comments Off

Gobalka Shabeelaha hoose uu ka taagnaa dagaal beeleed qeyb ay ka yihiin ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya wuxuu sheegay in amnidarada ka jirta Gobalkaasi ay tahay maamul xumo Gobalka ka

Read More »
Qaraxyo Xoogan Oo Ay magaalada Marka Ka Dhacay

Qaraxyo Xoogan Oo Ay magaalada Marka Ka Dhacay

jiinka July 29, 2013 Comments Off

Magaalada Marka ayaa sheegaya in qaraxyo waaweyn ay ruxeen magaaladaasi.   Ilaa iyo Afar qarax ayaa ka dhacay magaalada waxaana lala eegtay gaadiid ay wateen ciidamada AMISOM sida la sheegay.   Qaraxyada oo goor

Read More »