Monthly Archives: February 2014 »
Wasiirka Shaqada oo faah faahin ka bixiyay Shir uu dalka Boqortooyada Sacuudiga uga qeyb galay
Wasiirka Wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshda Mudane Luqmaan Ismaaciil Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayay oo dalka Boqortooyada Sacuudiga uga qeyb galay shirka Wasiirada Arrimaha bulshada wadamada Jaamacadda Carabta oo maanta dalka soo gaaray ayaa
Read More »maamulka gobolka hiiiraan iyo ciidanka amisom oo wado qorsho dagaal ay kula wareegayaan degmooyinka ka tirsan g/hiiran ay xiligan ku sugan yihiin xarakakada al shabaab
dhawaan ayaaey ahayd markii kulan balaaran ay wada galeen odayaasha dhaqanka g/hiiiraan iyo saraakiisha ciidanka amisom iyo kuwa dowlada ee ku sugan magaalada beledweyne kulanka ayaa axaa loga hadalay sidii maamulka iyo odayasha ay
Read More »maxaad ka taqaanaa gobolka hiiraan
magaalada beledweyne xarunta gobolka hiiraan waa magaalo istaajiyad ah oo ku taala bartamaha dalka somaaliya magaalada beled weyne waxaa degan ilaa 14 beeloood beelood uu ka dhaxeyo dhaqan soo jiren ah oo ay ka
Read More »labo qarax oo sababay dhaawacyo kala duwan ayaa ka dhacay magaalada muqdisho
ilaa iyo 4qof ayaa dhaawacyo culus ka soo gaareen ka dib markii u qarax uu ka dhacay xaafada shibis ee magaalada muqdisho halkaa uu ka soconayay shir looga hadlayay nabadgelyada magaalada muqdisho iyadoo halkaasi
Read More »beeraleyda gobolka hiiraaan oo hayada shabele foundation ka codsaday in gacan ka siiso xirida fatahadaa iyo abuurka beeraha
beerleyda ku dhaqan deegaano ka tirsan gobolka hiiraan beeraleyda iyaga ku hareereysan tuulooyinka wax soo saarka caanka ku ah ee ku dhow magaalada beledweyne ayaa waxa ay ka codsadeen shabeele foundation in ay ka
Read More »maamulka degmada beledweyne oo si ku meel gaar ah u furay wadada hor marta aargada weyn e magaalada oo dayctir ku socday mudo ka badan 2bilood
maraasuuliyinta maamulka gobolka iyo kan degmadaa beledweyne ayaa dadaal u galay sidii aargada oo dabayaaqadii sanadkii hore ku bur burtay qaraxii ka dhacay albaabka hore ee saldhiga magaalda beledweyne xili ay halkaas ay ku
Read More »MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “BURUNDI WAA WALLAALO DHAB AH OO NAFTOOD NOO HURAY” “WAR-SAXAAFADEED”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ammaanay doorka Brundi oo uu sheegay inay yihiin Wallaalo dhab ah. Madaxweynaha ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Brundi H.E. Laurent Kavakure, oo
Read More »Subject: The Second Appeal International for last war between 6 Shidle Clans & Commissioner
of Balcad District – Middle Shabelle Region The excellences office, Our best greeating we are 6 Shidle Clans living the banks of River Shabelle particularly Balcad district, middle Shabelle region, in
Read More »hay’adda shabelle foundation oo howlo quudin ah ka sameysay iskuulada Barakacayaasha Baladweyne ee gobolka Hiiraan.
hay’adda shabelle foundation oo howlo quudin ah ka sameysay iskuulada Barakacayaasha Baladweyne ee gobolka Hiiraan. howlahaan quudinta ay maanta ka bilowday hayda shabele foundation xerada barakacayaasha ee magaalada beledweyne, ardayda wax ku barata
Read More »