Monthly Archives: September 2012 »

Fear grips Kenya’s worshipers after grenade attack at church

Fear grips Kenya’s worshipers after grenade attack at church

xeydar September 30, 2012 Comments Off

Souce:Xinhua   Fear engulfed worshippers in Kenya’s capital Nairobi after an explosive device blasted inside a Sunday school at an Anglican church near Eastleigh on the east of the city. The explosion at St

Read More »
FAAH FAAHIN KASOO BAXEYSA QARAX KHASAARE GEESTAY OO KA DHACAY DALKA KENYA

FAAH FAAHIN KASOO BAXEYSA QARAX KHASAARE GEESTAY OO KA DHACAY DALKA KENYA

xeydar September 30, 2012 Comments Off

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaare geestay oo maanta ka dhacay Magaalada Nairobi ee dalkaasi Kenya. Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku geeriyooday qaraxa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay dadka kale

Read More »
Madaxweynaha Soomaaliya oo dowladda Kenya digniin u jeediyay, uguna baaqay inay faraha kala baxdo arrimo qaar

Madaxweynaha Soomaaliya oo dowladda Kenya digniin u jeediyay, uguna baaqay inay faraha kala baxdo arrimo qaar

xeydar September 30, 2012 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda Kenya u gudbiyey warqad rasmi ah oo uu kaga dalbaday in la hakiyo qorshe la sheegay inay Kenya gadaal ka riixeyso, sida ay qoreen web site

Read More »
AMISOM Condemns Targeted Assassination of Journalists

AMISOM Condemns Targeted Assassination of Journalists

xeydar September 30, 2012 Comments Off

The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission for Somalia, Ambassador Boubacar Diarra has urged Somalia’s newly elected authorities to do more to protect journalists and promote the right to free

Read More »
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya xaaladda magaalada Kismaayo iyo xarakada Al-shabaab oo ka baxday magaalada

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya xaaladda magaalada Kismaayo iyo xarakada Al-shabaab oo ka baxday magaalada

xeydar September 29, 2012 Comments Off

Dagaalo iyo duqeymo qaatay saacado badan ayaa shalay iyo xalay ka dhacay xaafadaha iyo gudaha magaalada Kismaayo, kuwaas oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Kenya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab oo dhinac

Read More »
KUDHAWAAD 10 RUUX OO KU DHINTAY FATAHAAD WEBIGA SHABEELLE UU KA SAMEEYAY BALADWEYNE

KUDHAWAAD 10 RUUX OO KU DHINTAY FATAHAAD WEBIGA SHABEELLE UU KA SAMEEYAY BALADWEYNE

xeydar September 29, 2012 Comments Off

Wararka anga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in ku dhawaad Toban ruux ay ku Geeriyoodeen fatahaad uu sameeyay Wabiga Shabeelle. Wararka waxaa ay timaamayaan in ku dhawad

Read More »
Wariyaal dilal iyo xarig loogu geystay magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeysa oo ay ka soo baxayaan

Wariyaal dilal iyo xarig loogu geystay magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeysa oo ay ka soo baxayaan

xeydar September 29, 2012 Comments Off

  24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya siyaabo kala duwan loogu dilay, kuwaas oo u kala shaqeynayey wakaalad warar iyo website ka hadla arrimaha ciyaara, halka dhinaca

Read More »
AMISOM forces arrive in Kismayo

AMISOM forces arrive in Kismayo

xeydar September 29, 2012 Comments Off

AMISOM troops have today successfully inserted into Kismayo, AMISOM Force Comm ander Lt-Gen Andrew Gutti confirmed this morning. Further AMISOM forces are making thei r way towards the city of Kismayo. AMISOM Force Commander,

Read More »
IFJ Welcomes UN Human Rights Council Resolution on Safety of Somali journalists as a Major Endorsement of Union’s Campaign

IFJ Welcomes UN Human Rights Council Resolution on Safety of Somali journalists as a Major Endorsement of Union’s Campaign

xeydar September 29, 2012 Comments Off

The International Federation of Journalists (IFJ) today praised the United Human Rights Council for adopting a resolution on the “Assistance to Somalia in the Field of Human Rights” adopted by the 21st session of

Read More »
Secretary-General’s remarks at Mini-Summit on Somalia [as prepared for delivery]

Secretary-General’s remarks at Mini-Summit on Somalia [as prepared for delivery]

xeydar September 27, 2012 Comments Off

I am pleased to welcome you to this mini-Summit on Somalia. I appreciate your efforts to achieve peace, stability and democracy in Somalia. I am delighted to welcome Somalia’s Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali

Read More »