Monthly Archives: November 2012 »
MUQDISHO WAXAA DIB UGU SOO LAABTAY MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA XASAN SHEEKH MAXAMUUD
Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Max’muud ayaa Goordhow ku soo dagay Garoonka Diyaarahada Ee Aadan Cadde Airpor ka Isaga uu Hogaaminayey Wafdi Kuwaas oo Safaro dhowr ah ku soo kala bixiyay waddamo ku yaal
Read More »GOLAHA WASIIRADA AYAA ISKU AFGARTAY IN LATAYEEYO CADAALADA
Golaha wasiirada Xukuumada Soomaaliya ayaa waxay shaaca ka qaadeen iney isku raaceyn in siwanaagsan lootayeeyo Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Maxkamadaha Dowlada Soomaaliya. waxayna intaa raaciyen hadalkoodii in taas ay Golaha wasiirada kaga golleeyihiin
Read More »WAR DEG DEG AH DEGMADA BALCAD EE GOBOLKA SH/DHEXE OO QARAX KA DHACAY….
Degamada balcad ayaa waxaa ka dhacay qarax kaasi oo geystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac. Waxaana qarax lala eegtey bar kontorool oo ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku leeyihiin Degmada Balcad Ee Gobolka Shebelada Dhexe
Read More »DEGMADA BALAD XAAWO OO DAGAALO CULUS KA DHACAY MARKALE…
Dagaal ka dhacay duleedka degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo. Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Al-shabaab, iyadoo mas’uuliyiin u hadlay dowladda Soomaaliya ay guulo ka sheegteen dagaalkaasi. Muddo saacado ayuu dagaalka socday waxaana la
Read More »ISKU DARISTA AHLU SUNA IYO CIIDAMADA RAASKAMBOONI OO KA MID NOQDAY CIIDAMADA DOWLADA SOOMAALIYA
Dhawaan ayaa qorshe Ahlu Suna iyo Ciidamada Raaskambooni oo ku biiray Ciidamada Dowlada Soomaaliya uuna qorshahaasi socodoona. Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ee Xukuumada Soomaaliya ayaa waxa uu sheegey in Dowladda Soomaaliya ay
Read More »WAR DEG DEG AH MAGAALADA MARKA OO QARAX KA DHACAY & CIIDAMADA DOWLADA AY HALKAASI KA WADAAN HOWLGALO…
Qaraxa maanta ka dhacay magaalada marka ayaa wuxuu ahaa Bambada Nuca Gacanta laga Tuura ayaa Waxaa lala Eegtay Saldhiga Ciidamada Dowlada ay ku leyihiin Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh/Hoose. Ma jiraan wax Qasaaro
Read More »CIYAARTOOYDA DALKA SUUDAAN OO KA BADISAY KOOXDA CIYAARTOOYDA SOOMAALIYA
Ciyaar aad uxiiso badan oo u dhaxeysay xulka dalkeena Soomaaliya iyo dalka Suudaan ayaa waxa ay kusoo idlaatay jawigii loogu talo galay. Qeybaha hore ee ciyaarta ayaa waxa ay ku bilaabatay weerar Soomaaliya ay
Read More »Wasiirka Howlaha Guud Iyo Dib U Dhiska Oo Xafiiska Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda Dalka Turkiga
Wafdi ballaaran oo Turki ah oo isugu jira Ganacsato iyo Injineero ayaa saaka soo gaaray xafiiska Wasiirka wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska uu ku leeyahay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Markii ay soo
Read More »Wasiirka Arimaha Dibada Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadem Oo Heshiis Hordhac Ah Kala Saxiixatay Dowladda Dalka Kenya…..
Waxaa shalay kulan ku yeeshay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Ra’isul wasaare ku xigeenka ahna Wasiiradda arrimaha dibadda Soomaaliya Marwo Fawsiya Yuussuf Xaaji Aadan iyo dhigeeda dalka Kenya Prof. Samson Ongeri. Kaasi
Read More »WAR DEG DEG AH ISBAAROOYIN LACAGO BAAD AH LAGU QAADAN JIRAY WADOOYINKA MUQDISHO OO MAANTA LAGA QAADAY…
Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa shalay ku guuleysatay inay todoba isbaaro ka qaadaan degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir. Iyadoo sidoo kalena ay ciidamadu qabteen kooxihii isbaarooyinka ay u yaaleen degmooyinkaasi iyo dabley kale.
Read More »