Monthly Archives: July 2016 »

Carruur agoon ah oo ku nool Gobolka Banaadir oo loo qeybiyay dhar ciid (Sawiro)

Carruur agoon ah oo ku nool Gobolka Banaadir oo loo qeybiyay dhar ciid (Sawiro)

jiinka July 3, 2016 Comments Off

 Caruur agoon ah oo ku nool xaafadaha ay ka kooban tahay Gobalka Banaadir ayaa loo qeybiyay dhar ay ku ciidaan si ay uga qeyb qaataan farxada munaasabada Ciidul fitriga oo fooda nagusoo heysa. Deeqdan

Read More »
Munazzamat Al- Dawa Al- Islamiyya -Xafiiska Muqdisho- oo afurineysa boqollaal qoys oo dan yar ah

Munazzamat Al- Dawa Al- Islamiyya -Xafiiska Muqdisho- oo afurineysa boqollaal qoys oo dan yar ah

jiinka July 2, 2016 Comments Off

mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska Munazzamat Al- Dawa Al- Islamiyya ayaa ka qeyb galey Qaybin afur oo la siinaayay boqollaal qoysas danyar ah. Qaybinta Afurka oo lagu qabtay Mujamac Waxbarashada ee Dooxa ayaa lagu qaybiyay

Read More »
Munazzamat Al- Dawa Al- Islamiyya -Xafiiska Muqdisho – oo afurin u sameyn dad danyar ah oo ku nool Kaamamka Qaxootiga Muqdisho. “SAWIRRO”

Munazzamat Al- Dawa Al- Islamiyya -Xafiiska Muqdisho – oo afurin u sameyn dad danyar ah oo ku nool Kaamamka Qaxootiga Muqdisho. “SAWIRRO”

jiinka July 2, 2016 Comments Off

Munazzamat Al- Dawa Al- Islamiyya ee Xafiiska Muqdishu ayaa Afur qeybin u sameeyay dadweyne ku nool qaar ka mid ah Kaamamka Barakacayaasha ee degmooyinka Gobalka Banaadir. Afurkan ayaa waxaa soo baxsaday Deeq bixiyaal ka

Read More »