Monthly Archives: August 2013 »
The African Union concludes a two-week long workshop on International Humanitarian Law for the Somalia National Army
Kampala, The African Union (AU) has today concluded a training workshop aimed at improving understanding and compliance with International Humanitarian Law (IHL) and Human Rights for officers of the Somalia National Army. The Human
Read More »MIDOWGA AFRICA OO RAJO KA MUUJIYAY SHIRKA BRUSSELS ETHIOPIANA KU AMAANAY DIB U DHISKA SOMALIA
Guddoomiyaha Ururka Midowga Africa (AU), Dr. Nkosazana Dlamini Zuma, oo ka hadashay heshiiskii Adis-ababa ku wada dhexmaray Dowlada Soomaaliya iyo Axmed Madoobe ayaa waxay ku tilmaantay heshiiskaasi mid dhabaha u xaari doono xalinta Qilaaf
Read More »Ra’isul wasaaraha Somalia oo gaaray dalka Sacuudiga iyo warar kala duawn oo ka soo baxaya socdaalkiisa
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee shalay iyagoo gaaray xalay dalka sacuudiga ,halkaasi oo ay ku soo dhaweyeen mas,uuliiyiin ka socota dowladda sacuudiga oo la
Read More »Kismaayo Oo Ay ka Socdaan Holwgal Amaanka Lagu Sugaayo
Ciidamada AMISOM iyo kuwa Jubbaland oo saaka howlgal ballaaran oo dhinaca amniga ah ka billaabay xaafadaha magaalada Kismaayo, Howlgalka oo si wada-jir ah ay u fulinayaan ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada iyo
Read More »Jowhar Oo Xalay Ka Dhacay Dagaallo
Dagaallo culus oo lagu qaaday xaafad katirsan magaalada Jowhar oo ay saldhigyo ku leeyihiin ciidanka DF-ka. Magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xalay fiidkii dagaallo ka dhaceen xaafadda Horseed ee dhacda bariga magaaladaasi, Dagaalka
Read More »Dib U Dhiska Ay Turkiga Ku Sameenayan Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay iney xoojineyso mashaariicda hormarineed ee ay ka waddo gudaha magaalada Muqdisho, Ayadoo mashaariicdaasi uu ugu horeeyo dib u dhiska Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Shirkado Turki ah
Read More »Horyaalka Dalkeena Oo Ay Isu Diyaarineysa Kooxyada Wada-Ciyaareysa
Kooxda kubadda cagta ee Dekadaha ee heerka koowaad ayaa garoonka Koonis stadium ku qaadaneyso tababar ay isugu diyaarineyso horyaalka heerka koowaad ee kubadda cagta ee dalkeena. Waxaa imbadan u socday tababaro aad u
Read More »Dalka Koonfur Afrika oo Mar kale lagu Boobay Ganacsato Soomaaliyeed
Ilaa lix iyo toban dukaan oo ay ku leeyihiin Ganacsato Soomaaliyeed tuulada Kokstad ee gobolka Kwazulu Natal ee dalka Koonfur Afrika ayaa la boobay 4 kalene dab ayaa la qabadsiiyay kadib markii burcad u
Read More »Kismaayo Oo Lagula Eegtay Qarax
Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa ku waramayaa inuu saaka halkaasi ka dhacay qarax khasaro geestay. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa dadka deegaanka ay inoo sheegeen in
Read More »Maanta oo Muqdisho Looga Dhawaaqay Dhalinta Shirkada Korontada
Mas’uuliyiin ka socotay wakaaladda xooga krorntadda soomaaliyeed, qaar ka mid ah shirkadaha korontada ee dalka ka howlgala iyo marti sharaf kale ayaa ka soo qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay shirkad cusub oo ka
Read More »