Monthly Archives: January 2015 »
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Soo dhaweysay Golaha wasiirada Cusub ee Soomaliya.
xarunta dhexe ee wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxaa lagu qabta dood cimiyeed lagu Taagerayay Wasiirada Cusub ee Somaliya. wada hadalka ayaa diirada lagu saarayay qaab dhismeedka Golaha Wasiiradda Cusub ee xukuumada RW Cumar
Read More »Xildhibaannada Sheegtay in uu CCC ballanta uuga baxay oo Shir jaraa’id Muqdisho ku qabtay
Mudanayaasha Baarlamaanka ee ku mideysan Kutlada Badbaado Qaran ayaa faa-faahin dheeri ah ka bixiyey warsaxaafadeed ay maanta soo saareen oo digniin ku saabsan golaha wasiirada ay ugu jeediyeen madaxda saree e dalka. Xildhibaanada
Read More »