Monthly Archives: January 2013 »

Only functioning state can save Somalia – president

Only functioning state can save Somalia – president

jiinka January 31, 2013 Comments Off

The establishment of a legitimate, functioning government and society in Somalia is the greatest problem facing the fragile African state, according to the president.   Speaking before a joint meeting of the European Parliament’s

Read More »
Wafuud Uu Hogaaminayo Ra’isal Wasaaraha Oo Tagay Marka

Wafuud Uu Hogaaminayo Ra’isal Wasaaraha Oo Tagay Marka

jiinka January 31, 2013 Comments Off

Wafdi Ballaaran oo uu Hogaaminayo Ra’isal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay Gaareen Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh/Hoose.   Halkaasi oo iminka Kulamo ay kula leeyihiin Masuuliyiinta iyo Sarakiisha Maamulka Shabeelaha

Read More »
Dhanka Hormarka Soomaaliya Oo Qaramada Midoobay Sheegtay In Soomaaliya Ay U Bilaabatay Waji Cusub

Dhanka Hormarka Soomaaliya Oo Qaramada Midoobay Sheegtay In Soomaaliya Ay U Bilaabatay Waji Cusub

jiinka January 31, 2013 Comments Off

Kaaliyaha xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha siyaasadda Jeffrey Feltman iyo danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya,   Augustine Mahiga,oo ka qeyb galay shir ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxay si wadajir

Read More »
Maalgalinta Wadanka Oo Lagu Dhawaaqay Laguna Wado In Shir Ku Saabsan Soomaaliya Uu Ka Dhacayo Dalka Kenya

Maalgalinta Wadanka Oo Lagu Dhawaaqay Laguna Wado In Shir Ku Saabsan Soomaaliya Uu Ka Dhacayo Dalka Kenya

jiinka January 31, 2013 Comments Off

Shir ku saabsan maalgelinta waddanka Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan dowladdo iyo shirkado gaar loo leeyahay oo ganacsi ayaa la iclaamiyay in bartamaha sanadkaan lagu qaban doono dalka Kenya.    Shirkaasi oo dhici

Read More »
Shir Looga Hadlayay Tagista Xajka Ee Wadamada Geeska Afrika Laguna Qabtay Khartoum Sidii Loo Fududeyn Lahaa

Shir Looga Hadlayay Tagista Xajka Ee Wadamada Geeska Afrika Laguna Qabtay Khartoum Sidii Loo Fududeyn Lahaa

jiinka January 31, 2013 Comments Off

Aqoon iswaydaarsigan oo ay kasoo qayb galeen Wadamada Bariga Afrika sida Soomaaliya. Kenya, Uganda, Ethiopia, Eretaria, Jabuuti, Sudan, iyo Wadamada kale ee Bariga Afrika.   Soomaaliya oo uu Aqoon iswaydaarsigaas ugu Qayb Galay Dr:

Read More »
Hails Somalia-China relations

Hails Somalia-China relations

jiinka January 30, 2013 Comments Off

Somalia’s Foreign Minister Fowsiyo Yussuf Haji Adan highly regards relations between The troubled Horn of African country and China dating back to the 1960s.   The minister told Xinhua in an interview on the

Read More »
Dekadda Muqdisho Oo Laga Furay Xafiis Loogu Talagalay Koontaroolka Alaabta Ganacsi

Dekadda Muqdisho Oo Laga Furay Xafiis Loogu Talagalay Koontaroolka Alaabta Ganacsi

jiinka January 30, 2013 Comments Off

Wasaraadda Ganacsiga iyo warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta dekadda Muqdisho ka furatay xafiisyo lagu kontaroolayo dhaqdhaqaaqa Gancasiga ee dekadda ka soo dagay ama kadhoofaya. Munaasabadan xariga looga jarayay xafiis cusub oo loogu talagalay koontoroolka

Read More »
Kulan Maanta Dhexmaraya Midowga Yurub Oo Lagu Wado Inuu Dowlada Soomaaliya Aqoonsado

Kulan Maanta Dhexmaraya Midowga Yurub Oo Lagu Wado Inuu Dowlada Soomaaliya Aqoonsado

jiinka January 30, 2013 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa wuxuu la kulmi doonaa Madaxweynaha Midowga Yurub MR. Herman Van Rompuy, Siyaasigan oo u dhashay dalka Belgium-ka ayaa horey u ahaan jiray Ra’isul wasaarihii 49aad ee dalka Belgium-ka.

Read More »
Taageero Hor Leh Oo Ay Dowladda Koonfur Afrika U Fidisay Dowlada Somaliya

Taageero Hor Leh Oo Ay Dowladda Koonfur Afrika U Fidisay Dowlada Somaliya

jiinka January 30, 2013 Comments Off

Madaxweynaha Dalka Koofur Afrika Jacob Zuma ayaa waxa uu sheegay In dowladdiisa ay Ka go’antahay Taageeridda dowladda Cusub ee Soomaaliya isagoo Madaxweyne Xasan Sheekh Max’uud Ku tilmaamay in uu ku howlanyahay kaalin wacan oo

Read More »
Madaxweynaha oo ku sii jeeda Xarunta Midowga Yurub

Madaxweynaha oo ku sii jeeda Xarunta Midowga Yurub

xeydar January 29, 2013 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maaalintii labaad ka qeyb galay shirka Midowga Africa uga socda Addis Ababa.   R/Wasaare Ku Xigeenka ahna Wasiirka arimaha dibadda Marwo Fawziyo Yusuf Adam, Wasiirul

Read More »