Ciyaaraha »

Koobka Madaxweynaha: Kooxda ELMAN oo Baacsatay Kooxda MARKA STARS, kuna dardartay 4 Gool.

Koobka Madaxweynaha: Kooxda ELMAN oo Baacsatay Kooxda MARKA STARS, kuna dardartay 4 Gool.

jiinka April 19, 2014 Comments Off

Cayaar ka tirsaneyd tartanka koobka Madaxweynaha ee kasocda magaalada Jeddah, ayaa waxay ku dhexmartay garoonka Al-Taraji labada kooxood ee ELMAN Vs. MARKA STARS, kuwaasi oo kawada tirsan groupka labaad. Ciyaarta ayaa ahayd mid degan

Read More »
Xiddigaha MAKAROONA oo Xalay la hoyday Koobkii lagu maamuusayey Halyey Sheekh Cabdi Abanuur “Sh. Cabdi Taraafiko”.(Sawiro)

Xiddigaha MAKAROONA oo Xalay la hoyday Koobkii lagu maamuusayey Halyey Sheekh Cabdi Abanuur “Sh. Cabdi Taraafiko”.(Sawiro)

jiinka April 5, 2014 Comments Off

Xaflad lagu soo gabagabeynayey tartan dhowr bilood ka socday magaalada Jeddah oo lagu maamuusayey Allaha unaxariistee Halyey Sheekh Cabdi Abanuur “Sh. Cabdi Taraafiko” ayaa xalay ka dhacday garoonka ALTARAJI ee xaafada Sharafiyah, iyadoo ay

Read More »
Baarajab”Shirka ciyaaraha Youth Olympic Games 2014 wuxuu kusoo dhamaadey Guul waxaana kusoo bandhigney Midabka Calankeena “Sawirro”

Baarajab”Shirka ciyaaraha Youth Olympic Games 2014 wuxuu kusoo dhamaadey Guul waxaana kusoo bandhigney Midabka Calankeena “Sawirro”

jiinka March 29, 2014 Comments Off

Waxaa Maalin ka hore lagu soo gabogabeeyey dalka China Shir iyo seminaar ku saabsan diyaar garowga iyo qorshayaasha tartanka caalamiga ah ee ciyaaraha Youth Olympic Games 2014,kaasi oo bisha Ogosto ee sanadkaan ka furmi

Read More »
Koobka Madaxweynaha: Xiddigaha KAKANE oo Dhulka lagalay Xiddigaha HORSEED. (Sawiro)

Koobka Madaxweynaha: Xiddigaha KAKANE oo Dhulka lagalay Xiddigaha HORSEED. (Sawiro)

jiinka March 28, 2014 Comments Off

Ciyaar ka tirsaneyd tartanka Koobka Madaxweynaha ayaa Xalay ka dhacday garoonka ALTARAJI ee xaafada Sharafiyah, iyadoo ay iswada arkeen kooxaha Xiddigaha Kakane Vs Xiddigaha Horseed. Cayaartan ayaa kamid ahayd tartankii ay soo qaban qaabiyeen

Read More »
Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Soomaaliya oo Furay tartanka Koobka Madaxweynaha ee Jaaliyadda Jeddah.

Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Soomaaliya oo Furay tartanka Koobka Madaxweynaha ee Jaaliyadda Jeddah.

jiinka March 21, 2014 Comments Off

Tartan loogu magac daray Koobka Madaxweynaha ayaa Xalay ka furmay garoonka “Accademy of Barazil” ee maagalada JIDDAH, iyadoo ay kasoo qeyb galeen kooxo gaaraya 10 kooxood oo loo qeybiyay laba qeybood. Furitaanka tartankan ayaa

Read More »
Horyaalka Soomaaliya oo dib u furmaya sanadka cusub

Horyaalka Soomaaliya oo dib u furmaya sanadka cusub

xeydar December 29, 2013 Comments Off

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa shaaca ka qaaday maanta oo Axad ah in horyaalka kubada cagta dalka ee ‘Nation Link Telecom Championship’ uu dib u furmayo maalinta Arbacada ah ee inasoo aadan oo

Read More »
Zambia crash Somalia to top group B | CECAFA 2013

Zambia crash Somalia to top group B | CECAFA 2013

xeydar December 4, 2013 Comments Off

Somalia 0-4 Zambia Former African Champions Zambia are through to the quarter finals of the GOtv CECAFA Senior Challenge Cup 2013 as group B leaders after thumping minnows Somalia 4-0 in a game played

Read More »
MID KAMID AH CIYAARYAHANADA KOOXDA BANAADIR UNA DHASHAY DALKA KENYA OO DIINTA ISLAAMKA QAATAY.

MID KAMID AH CIYAARYAHANADA KOOXDA BANAADIR UNA DHASHAY DALKA KENYA OO DIINTA ISLAAMKA QAATAY.

xeydar November 24, 2013 Comments Off

Marsel Samtal odiyambo oo ah xidig xaga weerarka kaga ciyaarah kooxda Banaadir oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee dalkeena una dhashay dalka Kenya ayaa qaatay Diinta Islaamka. Ciyaaryahankaan ayaa sidoo kale badalay

Read More »
CECAFA cup draw announced

CECAFA cup draw announced

xeydar November 16, 2013 Comments Off

The council of east and central Africa football Associations (CECAFA) has on Friday announced the draw of this year’s senior challenge cup to be hosted in Kenya. According to the draw, 12 participating respected

Read More »
Somalia’s 2013 league kicks off under ‘new name’

Somalia’s 2013 league kicks off under ‘new name’

xeydar November 8, 2013 Comments Off

  For the first time in Somali football history, the country’s top league now named after the ‘Nation Link Telecom Championship’ has got under way at a world class facility with the opening match

Read More »