Monthly Archives: June 2012 »
Musharax Xildhibaan Cabdulaahi Cumar Ciid Oo Anfurin Sharafeed U Sameeyey Odayaasha Dhaqanka
Musharax Xildhibaan Cabdulaahi Cumar Ciid ayaa Xalay Anfurin Sharafeed u sameeyey Odayaasha Dhaqanka Beelaha Jareerweyne ee magaalada Muqdisho ku leh Shirka ay kusoo xulayaan ergada ansixin doonta Dastuurka cusub ee uu dalku yeelanayo. Anfurin
Read More »