Monthly Archives: March 2013 »
Odayaasha dhaqanka Jowhar oo si geesinimo leh Ra’iisul Wasaaraha ugu gudbiyay inay jirto cadaalad daro
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta kula hadlay meel fagaare ah boqolaal ruux oo reer Jowhar ah ayaa waxa uu u sheegay in dowladiisu aysan raalli ka ahayn cadaalad darada. Qaar
Read More »Kenya Supreme Court upholds Uhuru Kenyatta election win
Kenya’s Supreme Court has upheld Uhuru Kenyatta’s presidential election victory, rejecting several petitions challenging the vote. Chief Justice Willy Mutunga announced the decision, which was unanimous, saying the poll was free and fair. The
Read More »President Hassan in a working visit to UAE
In a working visit to United Arab Emirates (UAE), President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sh Mohamud, has met tonight with the Crown Prince of UAE, HRH Mohamed Bin Zayed Al
Read More »Tartanka Koobka Jeneraal Daa’uud oo ka furmay magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudiga
Jeddah: Kooxaha Jubba Airways iyo SomaliFruit oo lagu Furey Tartankii Koobka Jeneraal Daa’uud ee magaalada Jeddah. Waxaa ka furmay Garoonka weyn ee SPIRE SPORTS ee magaalada Jeddah Tartanka koobka Jeneraal Daa’uud oo ah Tartan
Read More »Hoteelada Magaalada Muqdisho ku yaal Tiro Badanaa oo Magacyo Xumaa!(Daawo Sawirada Qaar kamid ah Hoteeladaasi)
Dadka Soomaaliyeed waxay leeyihiin Dhaqan ku saleysan Diinta islaamka oo si weyn ay ugu faanto , hase yeeshee Dhaqankaas Suuban waxaa moodaa in uu meesha ka soo baxayo gaar ahaan Tan iyo Markii ay
Read More »Xildhibaannadii Ku Sugnaa Jowhar Oo Soo Gebagebeeyey Socdaalkoodii Gobolka Shabeelada Dhexe
Xildhibaannadii Baarlamaanka ee ku suganaa magaalada Jowhar ayaa soo gebagebeeyey maanta guud ahaanba socdaalkii ay ku joogeen gobolka Shabeelada Dhexe. Xildhibaannadan oo tiradoodu ay gaareyso 16 Xildhibaan ayaa waxaa socdaalkoodii ay kusoo gebagebeeyeen
Read More »Journalist’s killer found guilt, sentenced to death
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) welcomes the ruling passed by Somalia’s military tribunal which made a judgment on journalist’s murder case. The military tribunal today found guilty a suspected journalist’ killer
Read More »Wadahadalladii u dhexeeyay Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka KMG ah ee Kismaayo oo Guuldarro ku dhamaaday
Wadahadalladii u dhexeeya xukuumadda Soomaaliya iyo maamulka KMG ah ee Kismaayo ayaa guul-darro ku dhammaaday kaddib markii la isku fahmi waayay wadahadallo socday shantii maalmood ee lasoo dhaafay. Wasiira arrimaha gudaha iyo amaniga
Read More »Ra’iisul wasaaraha oo Muqdisho ku noqday
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaal-ka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu noqday magaalada Muqdisho, kaddib muddo toddobaad ku dhow oo ay booqasho ku joogeen magaalada Kismaayo. Ra’iisul
Read More »Warar is khilaafsan oo ka soo baxaya Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo socdaal ku jooga magaaalada Jowhar
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe iyagoo ka ambabaxay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaana la sheegay in u jeedka safarkoodu uu yahay u kuurgalida
Read More »