Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Maryan Aweys Jaamac ayaa sheegtay in ay wasaaradda ku howlan tahay hormarinta Dekeda dalka.
“Waxaan maanta saxiixay heshiiska dib loo eegay ee DFS iyo Shirkadda Albayrak, kaas oo dhigaya in malaayiin doollar lagu maalgeliyo dib u habeynta iyo horumarinta dekadda Muqdisho, lana kordhiyo xowliga adeegyada dekaddu bixiso”. Sidaana waxaa tiri Wasiir Maryan Aweys Jaamac
Comments are closed.