Suugaan Beeraleey “Prof. Dalxa”

xeydar September 13, 2012 5
Suugaan Beeraleey “Prof. Dalxa”

“Aw Siiddow Saliid Suubis ma dhiibaayo ee Aw Saalax aan u socdaa waxiis i soo siiyo”. sidaana waxaa yiri Prof. Dalxa

5 Comments »

  1. Maxamed April 13, 2013 at 8:28 pm -

    Aw Siiddow Saliid Suubis ma dhiibaayo ee Aw Saalax aan u socdaa waxiis i soo siiyo.

    Aw SIIDOW weli waa nool yahay…. Saliid suubis maka heleysid aaw Dhalxoow.
    Aw Saalax … waa naga hormaray … Ducada ugu dadaal.
    Mareerey aay joogeen…

  2. mohamed hussein September 22, 2013 at 8:05 am -

    maasha allah prof max,ed cumar dalxa ilaahay cimrigaaga ha raajiyo waxaa taha halyeey suugaan yahay geesi ah

  3. mohamed hussein September 22, 2013 at 8:12 am -

    waxaa kale oo aan aad u amaanayaaa fanaanka kasoo jeeda beesha degta mareerey aw xasan buraale cumar cabdule shooli waxaan aad u aan ugu farxay heestiisii labo webi oo ay ka mid ahayd markastoon xasuusto maankeey wuxuu rabaa (macruuf sabiid,magacdheere caanoole, moordiile koofuroow mareerey waqooyi waa martisoor ahaa

  4. xalaalquute September 27, 2013 at 12:16 pm -

    this is realy cool

  5. mosa.mohamed December 16, 2013 at 7:49 am -

    waxaan aad ugu faraxsanahay xildhibaanka sida weyin ee uga hadlo dhibaatooyinka ay qabaan bulshada qurba joogta–waxaan garab kaaga allaha galo –الله معكSIIDOW MAYOW ABA-NOOR SARIIR MA DHIIBAAYO AW-SAALAXAAN U SOCDAA WAXII I SOO SIIYO–mahadsanid