Duleedka Magaalada Guruceel oo Kadhacay Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyo Beleed

jiinka August 24, 2013 Comments Off
Duleedka Magaalada Guruceel oo Kadhacay Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyo Beleed

Degaan u dhow Guryceel uu kadhacay Dagaal u dhaxeeya Labo Maleshiyo Beleed oo daga Halkaas.

 

Dagaalkan ayaa Waxaa u kabilowday kadib markii Rag hubaysan ay Jarayeen dhir isla markaasna ay kusoo Baxeen Dad Degaanka ah Waxana halkaas Kabilowday Rasaas la is waydaarsado.

 

Ilaa hadad Dagalkaas Wax khasaare ah kama dhalan Balse Waxaa lashegayaa inuu qaboobay Dagalkaas.

 

 

 

cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com

Comments are closed.