Monthly Archives: February 2013 »
Kulan Maanta Ay Wada Yeeshen Goloha Wasiirada Sidii Loo Ansixinlahaa Canshuur Qaadasta
Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ay maanta ku yeesheen xafiiska R/wasaaraha ayaa waxaa ugu horeyn warbixin looga dhageystay qaar ka mid ah wasiirada xukuumada fedaraalka kuwaas oo safari shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa.
Read More »EU to send Somali army trainers to Mogadishu
The European Union wants to send a share of its Uganda-based military trainers for Somalia into the conflict-battered country‘s capital Mogadishu as soon as possible, the mission‘s commander said Wednesday. “We are extremely
Read More »EU Naval Force And NATO Reaffirm Their Commitment To Work Together To Fight Piracy
piracy patrols in the International Recommended Transit Corridor (IRTC) the Force Commander of EU NAVFOR, Rear Admiral Pedro García de Paredes, met with the Commander of the NATO counter-piracy Operation Ocean Shield, Rear Admiral
Read More »Shirka Maamul U Sameynta Gobolada Oo Kismaayo Si Rasmi Ah Uga Furmay
Xarunta Gobalka Jubadda hoose ee Magaalada Kismaayo waxaa ka furmay shirka maamul usameynta Gobalada Jubbooyinka iyo Gedo oo maalmahan qaban qaabadiisa ay socotay. Boqolaal ergo ah ayaa shirka furitaankiisa fadhiyey kuwaas oo ka
Read More »Amisom & Kuwa Ciidamada Dowlada Oo La Wareegay Degmada Buur-Hakabo Ee G. Baay
Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa Amisom oo si aad ah u qalabeysan waxa ay la Wareegeen gacan kuheynta degmada Buurhakaba ee gobolka Baay taasoo ay ciidamadu kaabiga u Saarnaayeen. Buur hakaba
Read More »Howlaha Guud Howl-Wadeennada Wasaaradda Oo Loo Qaybiyey Raashiin Dhiiragelin Ah
Maamulka wasaaradda howlaha guud iyo Dakadaha Soomaaliya ayaa maanta Raashin dhiirra galin ah u qeybiyay howlwadeenada wasaaradaasi iyadoo howlwadeennada wasaaradduna ay maamulkooda ku amaaneen sida uu ugu heelanyahay Daryeelka shaqaalaha. Deeqdan oo ah
Read More »Midowga Yurub Oo Si Wada Jir Ah Madaxweynaha Soomaaliya Ugu Gudbiyey Waraaqahooda Aqoonsiga
Safiirka Germany, Margit Hellwig-Botte, Safiirka Faransiiska Etienne De Poncins, Safiirka Spain Javier Herrera Garcia Canturi, Safiirka Belgium Bart Ouvry iyo Safiirka Finland Sofie From-Emmesberger ayaa si wadajir ah maanta ugu gudbiyay warqadahooda aqoonsiga
Read More »Wufuud Ka Socday Dowladda Britain Oo Maanta Madaxweynaha Putland Lakulmay
Magaalada Garoowe ee xarunta Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Wafdi balaaran oo horkacayay Safiirka Dowladda Britain u fadhiya Soomaaliya Mr Matt Baugh, waxaana ay halkaasi kulamo kula qaaten Madaxda ugu saraysa Maamulka Puntland.
Read More »Degmada Jowhar Howlgalo Amaanka Ah Lagu Sameeyay Maanta
Ciidamada dowlada ayaa howlgal ay sameeyeen degmada Jowhar waxa ay kusoo heleen Keyd rasaas, Miinooyin iyo walxaha kale qarxa ah. Taliyaha Ciidamada Nabadsugida Gobolka Shabellaha Dhexe C/wali Ibraahim Maxamed ayaa sheegay in gudaha
Read More »Secure Troops Somalia Amisom Two Key Towns Region
Captured the towns of Dardan and Jirada- Kullow in Bay region in simultaneous dawn operations. Somali government forces with the support of African Union Mission in Somalia. The securing of these key
Read More »