Monthly Archives: September 2017 »
Janaraal Sheegow Axmed Cali oo ka hadlay weerarkii Bariire
Sarkaal ka mid ah ciidamada Soomaaliya, Janaraal Sheegow Axmed Cali, oo maamulayay saldhigga la weeraray ee Bariire ayaa sheegay in qaar ka mid ah kooxda weerartay ay ku dileen dagaalka. Wuxuu tilmaamay iyo militariga
Read More »Hey’adda FPENS oo xaflad sagootin ah u sameeysay arday deeq waxbarasho ka heshay dalka Sudan
hey’adda FPENS ee waxbarashada Soomaaliyeed ayaa maanta xaflad sagootin u qabatay arday ka heshay deeq waxbarasho jaamacadda Afriiqiya al-Caalamiyah ee dalka Suudaan waxaana munaasabad loogu qabtay xarunta dhexe ee FPENS magaaladda Muqdisho. Xaflada sagootinta
Read More »