Monthly Archives: November 2013 »
FOOSIYO YUUSUF XAAJI AADAN OO BEENISAY WAR AY KA QOREEN QAAR KAMID AH WEBSITE-YADA
Wasiirka Arimaha dibadda Ahna Ra’isal Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay war dhawaan ay ka qoreen qaar kamid ah Website-yada lagu qoro afka Soomaaliga ah ayaa sheegtay in wax laga Xumaado ay
Read More »AMISOM Helps Deliver Aid as Humanitarian Crisis Looms In Jowhar
As Somalia recovers from a tropical cyclone that battered its north-east regions, another humanitarian crisis is unfolding in Jowhar in the south of the country. Following heavy rains in the Horn of Africa, the
Read More »Doodii mooshinka ka dhanka ah R/wasaare Saacid oo dib loo dhigaym maxay tahay sababtu?
Wararka naga soo gaaraya iminkaxarunta Golaha Shacabka ayaa sheegaya in gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya uu dib u dhigay doodii looga hadlayay mooshinka laga keenay R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shiirdoon saacid. Xildhibaanada Baarlamaanka
Read More »Local NGO supplies aid to flood victims in Middle Shabelle
Zamzam Foundation, a local NGO has supplied food aid to hundreds of internally displaced families in the outskirts of Jowhar, the provincial seat of Middle Shabelle region. The NGO provided food aid consisting
Read More »Maamulka Gobolka shabelaha dhexe ayaa si weyn u soo dhoweyay heshiis ay wada gareen Beelo dhowaan diriir ku dhex martay Bariga Degmada Jowhar.
Mas,uuliyiinta Maamulka G/Sh/dhexe ayaa sheegay in ay aad u soo dhoweynayaan Heshiiskaani biloowga ka dib markii maanta markii ugu horeysay ay isa soo hor fariisteen Odayaal ka socda labada dhinac kuwaasi oo wadahadalooda ku
Read More »AMISOM oo isku diyaarineyso in ay u dirto ciidamo suga amaanka iyo dib u celinta Beeraleyda ka soo barokacay Tuulooyinka Magaaladda Jowhar
Odayaal ka tirsan Beesha Shiidle ee Jareer-weynaha Jowhar ayaa ku qanciyay Ciidamadda AMISOM inay ciidamo gurmad ah u soo diraan walaalahood Shiidle. Saraakiisha AMISOM ayaa inta badan aqbalay codsiga Jowhar uga yimid,waxayna ka xumaadeen
Read More »Xasan Mahad Cabdi maamulka isbitaalka jowhar oo fahfaahin ka bixiyay xalada dadkii xalay ku dhawacmay qaraxii ka dhacay magalada jowhar
Maamulaha isbitaal Goboleedka Jowhar Xasan Mahad Cabdi ayaa ka war bixiyay xaalada dhibanayaal la gaarsiiyay isbitaalka kuwaasi oo wax ku noqday Qarax xalay ka dhacay magaalada Jowhar ee
Read More »Kulan Looga Hadlayay Arrimaha Bulshada ee soo qaban qaabisay Dalladda Mideynta Dhallinyarada Soomaaliyeed USYU ayaa Lagu Qabtay Muqdisho.
Read More »
Somalia names new bank governor after graft charges
Somalia appointed a temporary governor for the central bank Thursday, the third official in just over a year designated to head an institution mired by corruption allegations. Prime Minister Abdi Farah Shirdon said the
Read More »TALIYAHA CIIDANKA BOOLIISKA SOOMAALIYEED OO GANACSATADA SHIDAALKA KU EEDEEYAY DABKII MAANTA KA KACAY MUQDISHO.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Generall Cabdi-Xakiin Daahir Saciid Saacid ayaa waxa uu sheegay in shacabka ay horay uga digeen in ay si sharci daro ah ugu ganacsadaan goobaha Shidaalka iyo Hareeraha Wadooyinka, taa oo
Read More »