Monthly Archives: April 2013 »

Itoobiya oo dafirtay qorshaha la bixitaanka Ciidamada ka jooga Soomaaliya

Itoobiya oo dafirtay qorshaha la bixitaanka Ciidamada ka jooga Soomaaliya

xeydar April 24, 2013 Comments Off

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa sheagay in ciidamadiisa ku sugan Soomaaliya uu sida ugu dhaqsiyaha badan ula bixi doono, isagoo sheegay inay daahsadeen in ciidamada AMSIOM iyo kuwa dowladda Soomaaiya ay la wareegaan

Read More »
Ethiopia Denies Planning to Withdraw From Somalia

Ethiopia Denies Planning to Withdraw From Somalia

xeydar April 24, 2013 Comments Off

Ethiopia’s foreign ministry has denied there are plans to withdraw all troops from Somalia, despite recent remarks by the Ethiopian prime minister expressing frustration with the pace of military progress in the country. Speaking

Read More »
Kenya’s new president names first ministers

Kenya’s new president names first ministers

xeydar April 23, 2013 Comments Off

  Kenya’s newly elected President Uhuru Kenyatta on Tuesday named his new ministers of foreign affairs and finance, in a cabinet that will number 18 ministries, down from 44 previously. Kenyatta appointed Henry K.

Read More »
Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo howlgalo lagu baacsanayey saraakiil ka tirsan Al-shabaab Saakay ka sameeyay Muqdisho

Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo howlgalo lagu baacsanayey saraakiil ka tirsan Al-shabaab Saakay ka sameeyay Muqdisho

xeydar April 23, 2013 Comments Off

Howlgalo balaaran oo ay saakay magaalada Muqdisho ka sameeyeen ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayna ka qeybqaateen diyaaradaha dagaalka ee sida qumatiga u kaca ayaa saakay laga sameeyay qaar ka mid ah degmooyinka

Read More »
Beelaha Jareer Wayne oo ka shiray Arrimaha kismaayo

Beelaha Jareer Wayne oo ka shiray Arrimaha kismaayo

xeydar April 22, 2013 Comments Off

Ugaas Aweys Shiikh Xuseen Huneero oo ka Digay Dagaal Sokeeye oo Kismaayo ka Dhaca Mar Kale. Golaha Guurtida ee Beelaha Jareer Weyne ayaa Kulan ay isugu yimaadeen waxa ay kaga hadleen Xaaladaha Soomaaliya Siyaasad

Read More »
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia oo Muqdisho Kula Kulmay Mas’uul ka socday Hay’adda ACCORD

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia oo Muqdisho Kula Kulmay Mas’uul ka socday Hay’adda ACCORD

xeydar April 22, 2013 Comments Off

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga, Jamaal Maxamed Barrow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay hormuudka hay’adda ACCORD u qaabilsan Soomaaliya, Kwezi Mngqibisa, waxayna ka wadahadleen arrimo dan u ah dalka, dadka iyo

Read More »
Bankiga Dhexe Ee Soomaaliya Oo La Hormariyey Islamarkaana Howlgaliyey Barro Internet Oo Ay Bulshadu Kala Xiriiri Karaan “SAWIRRO”

Bankiga Dhexe Ee Soomaaliya Oo La Hormariyey Islamarkaana Howlgaliyey Barro Internet Oo Ay Bulshadu Kala Xiriiri Karaan “SAWIRRO”

xeydar April 22, 2013 Comments Off

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa lagu sameeyey hormarin si ay u fududaadaan howlaha uu Bankiga u hayo bulshada Soomaaliyeed ayadoo dhanka kalena uu Bankiga Dhexe howlgeliyey barro dhanka internetka ah kuwaasi oo ay bulshadu

Read More »
Journalist shot, killed in Mogadishu; NUSOJ demands arrest of killers

Journalist shot, killed in Mogadishu; NUSOJ demands arrest of killers

xeydar April 21, 2013 Comments Off

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) expresses outrage and strongly condemns today’s killing of senior journalist Mohamed Ibrahim Rageh in Mogadishu, in what has been a series of targeted attacks against journalists in

Read More »
WARIYE MAX’ED IBRAAHIM RAAGE OO MUQDISHO LAGU DILAY

WARIYE MAX’ED IBRAAHIM RAAGE OO MUQDISHO LAGU DILAY

xeydar April 21, 2013 Comments Off

Waxaa galab gaabadkii maanta degmada Dharkinley ee gobolka Banaadir lagu dilay allaha u naxariistee wariye Max’ed Ibraahim Raage oo ka tirsanaa wariyayaasha ka howlgala warbaahinta dowlada.   Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado tiradooduna lagu sheegay

Read More »
MADAXWEYNE XASSAN SHEIKH OO KHUDBAD KA JEEDIYEY SHIRKA LOOGA HADLAYO AMAANKA AFRICA

MADAXWEYNE XASSAN SHEIKH OO KHUDBAD KA JEEDIYEY SHIRKA LOOGA HADLAYO AMAANKA AFRICA

xeydar April 20, 2013 Comments Off

Warsaxaafadeed,_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qudbad ku aadan dhanka amaanka ka jeediyay furitaanka Shirka Tana Forum. Madaxweynaha waxaa kala qeyb galayo shirkan R/Wasaare ku Xigeenka ahna Wasiirka Arimahha Dibadda

Read More »