ISKU DARISTA AHLU SUNA IYO CIIDAMADA RAASKAMBOONI OO KA MID NOQDAY CIIDAMADA DOWLADA SOOMAALIYA

jiinka November 29, 2012 Comments Off
ISKU DARISTA AHLU SUNA IYO CIIDAMADA RAASKAMBOONI OO KA MID NOQDAY CIIDAMADA DOWLADA SOOMAALIYA

Dhawaan ayaa qorshe Ahlu Suna iyo Ciidamada Raaskambooni oo ku biiray Ciidamada Dowlada Soomaaliya uuna qorshahaasi socodoona.

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ee Xukuumada Soomaaliya ayaa waxa uu sheegey in Dowladda Soomaaliya ay wado sidii Dowladda ay ugu soo dari laheyd maleeshiyada uu hogaamiyo Axmed Islam iyo kuwa ururka ahlu sunna.

 

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Qaranka ayaa sidoo kale waxa uu sheegay In loo baahan yahay in cunuqabateynta saaran dalka laga qaado.

Si ay Ciidamada Dowlada Fedraalka Soomaaliya u Xoojiyaan Sugida Amniga Dalka Soomaaliya.
Hadalka ka soo baxay wasiirka arimaha Gudaha ee Dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu imaanayaa xili inta badan gobolada koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ay la wareegeyn ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Sido kale kuwa midowga afrika ee Amisom ee Nabad Ilaalinta u Jooga Soomaaliya.

 

 

cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com

Comments are closed.