Degamada balcad ayaa waxaa ka dhacay qarax kaasi oo geystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac.
Waxaana qarax lala eegtey bar kontorool oo ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku leeyihiin Degmada Balcad Ee Gobolka Shebelada Dhexe .
Ciidamada Dowladda ee halkaasi ku sugnaa ayaa lala eegtay qaraxa.
Qaraxa ayuu ahaa miino halkaasi lagu aasey halka wararka qaar ay sheegayaan in uu ahaa bam gacmeed oo ciidanka lala beegsaday.
Gobolka Sh/Dhexe Ee Degmada Balcad oo ay gacanta ku hayana ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Haatan waxa ay bilaabeyn howl gal ay ku baacsanayaan ragii qaraxaasi ka dambeeyey halkaasi uu ku dhintey hal askari halka labo kale ay ku dhaawacmeyn .
cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com
Comments are closed.