Somali News »

Weriyaha Bar-kulan ee Muqdisho oo la xiray

Weriyaha Bar-kulan ee Muqdisho oo la xiray

xeydar September 12, 2012 Comments Off

 Weriye Cali Maxamed Guutaale Weriye Cali Maxamed Guutaale oo idaacadda Bar-kulan uga soo warrama magaalada Muqdisho ayay ciidamada dowladda Soomaaliya xireen xilli uu ku sugnaa hotelka Jasiira ee magaalada Muqdisho. Weriyaha ayaa ka mid

Read More »
Ururka Al-Shabaab oo sheegtay masuuliyada qaraxii ismiidaaminta ee Madaxweynaha lagu weeraray

Ururka Al-Shabaab oo sheegtay masuuliyada qaraxii ismiidaaminta ee Madaxweynaha lagu weeraray

xeydar September 12, 2012 Comments Off

Iyadoo qarax xoogan maanta lala beegsaday Hotel uu dagan yahay Madaxweynaha cusub ee Somaaliya ayaa masuuliyada qaraxaasi waxaa sheegtay Ururka Al-Shabaab. War qoraal ah oo lasoo dhigay barta Twiterka ee Al-Shabaab ku leeyihiin internentka

Read More »
Qaraxyo ismiidaamin ah lagu qaaday Hotel uu magaalada Muqdisho ka deganyahay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Qaraxyo ismiidaamin ah lagu qaaday Hotel uu magaalada Muqdisho ka deganyahay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

xeydar September 12, 2012 Comments Off

Labo qarax oo ismiidaamin ah ayaa waxaa uu ka dhacay hotelka uu ka degen yahay magaalada Muqdisho Madaxweynaha dhowaan la soo doortay Xasan Sheekh Maxamuud. Weerarkan ayaa ahaa qaraxyo ismiidaamin ah oo la doonayay

Read More »
Banaanbaxyo lagu soo dhaweynayey Madaxweynaha cusub oo xalay ka kala dhacay dalalka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Caalamka

Banaanbaxyo lagu soo dhaweynayey Madaxweynaha cusub oo xalay ka kala dhacay dalalka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Caalamka

xeydar September 11, 2012 Comments Off

Ka dib markii ay Baarlamaanka Soomaaliya si aqlabiyad ah ugu codeeyeen madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ka dhacay qeybo badan oo ka mid ah adduunka oo ay ku jiryo magaalada

Read More »
Musharixiintii u tartantay xilka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya iyo sida ay codadka u kala heleen

Musharixiintii u tartantay xilka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya iyo sida ay codadka u kala heleen

xeydar September 11, 2012 Comments Off

Magaalada Muqdisho ayaa shalay waxaa si rasmi ah ugam furmay tartanka doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya oo ay u taagnaayeen 22-murashax ka dib markii ay iscasileen 3 ka mid ahaa 25-kii musharax ee buuxiyey shuruudihii looga

Read More »
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya ciidamada badda Midowga Yurub oo badda ka soo qabtay tahriibayaal Soomaali ah

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya ciidamada badda Midowga Yurub oo badda ka soo qabtay tahriibayaal Soomaali ah

xeydar September 11, 2012 Comments Off

Warbixin ka soo baxday ciidamada badda ee Midowga Yurub ayaa lagu sheegay inay soo badbaadiyeen 68-qof oo tahriib ku jiray kuwaas oo ay la soo gudboonaatey xaalad khatar ah, isla markaasna doontii yareyd ee

Read More »
C/raxmaan Faroole:- Haddii ay Madaxweyne ku soo baxaan madaxdii hore ee dowladda KMG, Puntland ma ogolaan doonto

C/raxmaan Faroole:- Haddii ay Madaxweyne ku soo baxaan madaxdii hore ee dowladda KMG, Puntland ma ogolaan doonto

xeydar September 9, 2012 Comments Off

Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed {Faroole} ayaa ka hadlay arrimaha doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya iyo isbaheysi uu sheegay inuu ka dhex-bilowday labada Shariif, kuwaas oo uu ku eedeeyay inay doonayaan inay kursiga madaxtinimada dalka

Read More »
Hogaamiye kooxeedyadii loo diiday ka mid noqoshada Baarlamaanka oo maanta go’aan kama dambeys ah laga gaarayo

Hogaamiye kooxeedyadii loo diiday ka mid noqoshada Baarlamaanka oo maanta go’aan kama dambeys ah laga gaarayo

xeydar September 9, 2012 Comments Off

Iyadoo uu weli uu taaganyahay muranka ku saabsan ka mid noqoshada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya xubno u badan hogaamiye kooxeedyadii Soomaaliya oo ay Guddiga Farsamada ee xulista Baarlamaanka diideen, balse ay Maxkamadda sare amartay

Read More »
Dowladaha Mareykanka iyo Ingiriiska oo ka hadlay arrmiaha doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya, uguna baaqay musharixiinta inay…

Dowladaha Mareykanka iyo Ingiriiska oo ka hadlay arrmiaha doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya, uguna baaqay musharixiinta inay…

xeydar September 9, 2012 Comments Off

Dowladaha Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya oo lagu wado inay berri ka dhacdo magaalada Muqdisho, waxayna labaduba ku baaqeen in xildhibaanada Baarlamaanka cusub ay muuujiyaan mas’uuliyad, ayna

Read More »
Magacyada xildhibaanada cusub ee shalay la dhaariyey ka dib markii la xalliyey khilaaf ka taagnaa arrinkooda

Magacyada xildhibaanada cusub ee shalay la dhaariyey ka dib markii la xalliyey khilaaf ka taagnaa arrinkooda

xeydar September 9, 2012 Comments Off

Waxaa shalay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho lagu dhaariyay 9-Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaa oo muddooyinkii ugu dambeeyay u xayirnaa is qab qabsi beelahooda la xariiray iyo kuwo tan iyo markii

Read More »