Somali News »

MADAXWEYNAHA DALKA KENYA OO KA HADLAY QABSASHADII MAGAALADA KISMAAYO

MADAXWEYNAHA DALKA KENYA OO KA HADLAY QABSASHADII MAGAALADA KISMAAYO

xeydar October 5, 2012 Comments Off

Madaxweynaha Dalka Kenya Mwaki kibaki oo ka hadlayay Arimaha Soomaaliya ayaa markale ku celiyay in si weyn loo adkeeyo Ammaanka Wadanka Kenya Madaama uu sheegay in ay dhici karaan weeraro Argagxiso oo ka dhacay

Read More »
Dowladda Ingiriiska oo sheegtay inay si toos ah ula macaamileyso dowladda Soomaaliya

Dowladda Ingiriiska oo sheegtay inay si toos ah ula macaamileyso dowladda Soomaaliya

xeydar October 5, 2012 Comments Off

Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay inay 38-milyan oo Pound oo lacagta Ingiriiska ah ku caawineyso dowladda cusub ee Soomaaliya si wax looga qabato dhinacyada ammaanka, horumarinta adeegyada bulshada iyo cadaaladda, ka dib markii wafdi

Read More »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo safarkii ugu horeeyay ku aadaya mid ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safarkii ugu horeeyay ku aadaya mid ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya

xeydar October 4, 2012 Comments Off

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa todobaadka dambe markii ugu horeysay dalka dibaddiisa uga dhoofi doona tan iyo markii loo doortay xilka madaxtinimada Soomaaliya bishii hore tobankeedii. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sida wararku sheegayaan u

Read More »
Maalin Hooyoooyin badan oo Soomaaliyeed ay ooyeen qaarkoodna ay asaay saarteen!!!.

Maalin Hooyoooyin badan oo Soomaaliyeed ay ooyeen qaarkoodna ay asaay saarteen!!!.

xeydar October 4, 2012 Comments Off

WAXAY AHEYD MAALIN MADOOW Maalin Hooyoooyin badan oo Soomaaliyeed ay ooyeen qaarkoodna ay asaay saarteen!!!. By Asad Dhayow   4/10/2011 maalin tallaado ah waxay aheyd maalin aan sina uga goayn quluubta shacabka Soomaaliyeed ,

Read More »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tegay magaalada Baydhabo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tegay magaalada Baydhabo

xeydar October 1, 2012 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow waxa ay gaareen magaaladda Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay. Wafdiga Madaxweynaha oo ay u badan yihiin Xildhibaanno ka soo

Read More »
Kismaayo oo ciidamo fara badan la ciirciireysa

Kismaayo oo ciidamo fara badan la ciirciireysa

xeydar October 1, 2012 Comments Off

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay la ciirciireysaa ciidamo aad u fara badan oo maanta gudaha u halay iyadoo labadii maalmood ee u dambeysay aysan magaaladu wax ciidan ahi ku sugnayn.

Read More »
Madaxweynaha Soomaaliya baaq gaar ah u jeediyay Xarakada Al-shabaab, kana dalbaday inay

Madaxweynaha Soomaaliya baaq gaar ah u jeediyay Xarakada Al-shabaab, kana dalbaday inay

xeydar October 1, 2012 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi siiyey Idaacada BBC-da laanteeda afka Carabiga ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Kismaayo, wuxuuna sheegay in ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Kenya ay la wareegeen magaaladaasi, wuxuuna

Read More »
Dowladda Kenya oo sheegtay inay ciidamo dheeraad ah oo loo diray magaalada Kismaayo iyo ciidamada huwanta oo maanta gudaha u galaya

Dowladda Kenya oo sheegtay inay ciidamo dheeraad ah oo loo diray magaalada Kismaayo iyo ciidamada huwanta oo maanta gudaha u galaya

xeydar October 1, 2012 Comments Off

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa Kenya iyo kuwa Raaskambooni oo gacan ka helaya kuwa AMISOM inay isku diyaarinayaan inay gudaha u galaan magaalada dekadda leh ee Kismaayo

Read More »
FAAH FAAHIN KASOO BAXEYSA QARAX KHASAARE GEESTAY OO KA DHACAY DALKA KENYA

FAAH FAAHIN KASOO BAXEYSA QARAX KHASAARE GEESTAY OO KA DHACAY DALKA KENYA

xeydar September 30, 2012 Comments Off

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaare geestay oo maanta ka dhacay Magaalada Nairobi ee dalkaasi Kenya. Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku geeriyooday qaraxa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay dadka kale

Read More »
Madaxweynaha Soomaaliya oo dowladda Kenya digniin u jeediyay, uguna baaqay inay faraha kala baxdo arrimo qaar

Madaxweynaha Soomaaliya oo dowladda Kenya digniin u jeediyay, uguna baaqay inay faraha kala baxdo arrimo qaar

xeydar September 30, 2012 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda Kenya u gudbiyey warqad rasmi ah oo uu kaga dalbaday in la hakiyo qorshe la sheegay inay Kenya gadaal ka riixeyso, sida ay qoreen web site

Read More »