Somali News »
HADALKA DOWLADA KENYA KA SOO BAXAY AYAA WALAAC XOOGAN KA MUUJIYEY SOOMAALIDA KU GANACSATA MOMBASA
Soomaalida ku Nool dalka kenya ayaa walaac xoogan ka muujiyey hadalka ka soo baxay dowlada Kenya ee ku aadan in Soomaalida ku dhaqan magaalooyinka kale ee Kenya ay isugu yimaadaan gudaha xeryahan Dhadhaab iyo
Read More »Xuska Munaasabada Aas-Aaska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Ayaa U Diyaar Garoobaya Beri Oo Ay Ku Asteysan Tahay 20-ka December
Sanadguuradii Lixdan iyo Sagaalaad ee ka soo wareegtay markii la aas’aasay oo ku asteysan maalinta berito ah ayaa hadana ciidamadu shalay waxa ay soo bandhigeen socod gaado ka ciyaar ah oo ay ku mareen
Read More »Danjiraha Midowga Afrika Ayaa Sheegay Inay Xafiiskooda Ka Furanayaan Magaalada Muqdisho Aysana Ciidamadooda Kala Bixi Doonin Soomaaliya
Danjiraha cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya Mahamat Saleh Annadif oo kulanka uu la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya. Wuxuuna ka hadlay in ay magaalada xafiis ka furandoonaan Midowga Afrika ee Soomaaliya loo soo xilsaaray magaalada
Read More »Jamaal Maxamed Barow oo dib ugu soo laabtay Muqdisho asagoo ah Wasiir Kuxigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya (Sawirro)
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Barrow ayaa Maanta Muqdisho dib ugu soo laabtay kadib markii loo magacaabay xilkan isagoo dibada ugu maqnaa safar shaqo. Wasiir kuxigeenka arrimaha dibadda Jamaal
Read More »MIISAANIYADDA SANADKA 2013-DA AYAA MAANTA LOO QEYBIYAY MUDANEYAASHA BAARLAMANKA SOOMAALIYA
Kulankan ay maanta mudanayaasha baarlamaanka ku yeesheen xarunta golaha shacbiga ee magaalada Muqdisho. Ayaa waxaa shir gudoominayay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya. Waxaana soo xaadiray 170 mudane iyadoo ajandaha maanta uu
Read More »Xiliga Ciidamada AMISOM Ay Dalka Ka Baxayaan Oo Shaacisay Dowlada Soomaaliya
Ciidamada AMISOM iyo xilliga ay ka baxayaan gudaha dalka Soomaaliya oo ay ku laabanayaan dalkooda iyo sida ay ciidamada dowladda Soomaaliya diyaarka ugu yihiin inay hantaan ammaanka guud ee dalka Soomaaliya. Wasiirka Gaashaadhiga xukuumadda
Read More »Maamulka Gobalka Sh/hoose Ayaa Ka War Bixiyey In Ciidamo Hor Leh Kana Tirsan Amisom Oo La Geeyay BuuFoow & Shalambood
Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose ee Dowladda Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa wuxuu sheegay in ujeedka ciidankaasi loo geeyay deegaanadaasi ay tahay sidii looga hortagi lahaa Shabaab. Wuxuu sheegay in deegaanada Buufoow iyo Shalaambood
Read More »BAARLAMANKA OO KA KOOBAN 15 AYAA ANSIXIYAY GUDI HOOSEEDKA BAARLAMANKA
Waxaa inta uu kulanka Baarlamanka uu socday warbixin looga dhagaystay Gudi farsamo oo ka koobnaa Shan xubnood oo loo saaray dib u habaynta Baarlamanka. Baarlamanka Soomaaliya oo Muqdisho ku yeeshay kulankoodii 34 aad ee
Read More »Qaraxii Loo Adeegsaday Gaari Walxaha Qarxa Laga Soo Buuriyay Oo Ka Dhacay Wadada Makka Al-Mukarama Ayaa Sheegteen Al-Shabaab
Afhayeenka Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Max’uud Raage (Cali dheere) oo ka hadlay qaraxaasi ayaa sheegay in iyagu ay ka dambeeyeen islamarkaana ay ku dhaaweceen Sarkaal Sare Mareekan oo saarnaa mid ka mid
Read More »Abaal Marin Oo Lagu Gudoonsiyey Wariye C.raxmaan Maxamed Xasan {Xudeyfi} Dalka Turkiga Ee Magaalada Ankara…
Abaalmarintan ayaa lagu siiyey wariye C/raxmaan Xudeyfi Barnaamijyadii uu sanadkii hore ka diyaariyey ardayda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga deeqda waxbarasho ka helay. Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga ka dib xaflad ay soo agaasimeen hay’adaha
Read More »