Danjiraha cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya Mahamat Saleh Annadif oo kulanka uu la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya.
Wuxuuna ka hadlay in ay magaalada xafiis ka furandoonaan Midowga Afrika ee Soomaaliya loo soo xilsaaray magaalada Muqdisho.
In hadda ka dib uu ku shaqeyn doono gudaha dalka Soomaaliya.
Sidoo kale Danjiraha cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya Mahamat Saleh Annadif waxa uu ugu baaqay ururada kale ee caalamiga ah inay xafiisyadooda ka furtaan gudaha dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya oo isna kulanka ka hadlay ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo in ciidanka AMISOM ay sii joogaan gudaha dalka Soomaaliya.
Wuxuuna Madaxweynuhu intaasi ku daray in danjiraha uu ugu baaqay in xafiiska Midowga Afrika loo soo raro-gudaha dalka Soomaaliya.
Taasina uu soo dhaweeyay ergayga Midowga Afrika.
cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com
Comments are closed.