HADALKA DOWLADA KENYA KA SOO BAXAY AYAA WALAAC XOOGAN KA MUUJIYEY SOOMAALIDA KU GANACSATA MOMBASA

jiinka December 19, 2012 Comments Off
HADALKA DOWLADA KENYA KA SOO BAXAY AYAA WALAAC XOOGAN KA MUUJIYEY SOOMAALIDA KU GANACSATA MOMBASA

Soomaalida ku Nool dalka kenya ayaa walaac xoogan ka muujiyey hadalka ka soo baxay dowlada Kenya ee ku aadan in Soomaalida ku dhaqan magaalooyinka kale ee Kenya ay isugu yimaadaan gudaha xeryahan Dhadhaab iyo Kaakuma.

 

Shacabka Soomaalida oo ku nool dalka kenya ayaa muujinaya sida ay kaga xun yihiin hadalka Dowlada Kenya aysan jirin meel ay kaga dhaqaaqayaan Mombasa.

Maadaama ay sheegeen inay halkaasi ay kul leeyihiin ganacsi badan iyo guryo aad u waaweyn aysana jirin meel ay ka aadayaan.

 

Soomaalidu ayaa waxey intooda badan ku ganacsadaan Suuqa layiraahdo Markitiga oo la oran karo waa Suuqa ugu mashquulka badan marka loo eego Suuqyada kale ee ka jira Magaalada Mombasa.

 

 

 

cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com

Comments are closed.