Qaraxii Loo Adeegsaday Gaari Walxaha Qarxa Laga Soo Buuriyay Oo Ka Dhacay Wadada Makka Al-Mukarama Ayaa Sheegteen Al-Shabaab

jiinka December 15, 2012 Comments Off
Qaraxii Loo Adeegsaday Gaari Walxaha Qarxa Laga Soo Buuriyay Oo Ka Dhacay Wadada Makka Al-Mukarama Ayaa Sheegteen Al-Shabaab

Afhayeenka Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Max’uud Raage (Cali dheere) oo ka hadlay qaraxaasi ayaa sheegay in iyagu ay ka dambeeyeen islamarkaana ay ku dhaaweceen Sarkaal Sare  Mareekan   oo saarnaa mid ka mid ah Gawaarida AMISOM ee marayey wadadaasi.

 

Masuuliyadda weerar lo adeegsaday gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyay oo la dhigay wadada dhinaceeda kaas oo ka dhacay agagaarka ee Wadada Makka Al Mukarrama.

 

Cali Dheere ayaa Dhinaca kale sheegay in ay sii wadi doonaan qaraxyada ay ka fulinayaan Magaalada Muqdisho sida uu hadalka udhigay.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com

Comments are closed.