Xuska Munaasabada Aas-Aaska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Ayaa U Diyaar Garoobaya Beri Oo Ay Ku Asteysan Tahay 20-ka December

jiinka December 19, 2012 Comments Off
Xuska Munaasabada Aas-Aaska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Ayaa U Diyaar Garoobaya Beri Oo Ay Ku Asteysan Tahay 20-ka December

Sanadguuradii Lixdan iyo Sagaalaad ee ka soo wareegtay markii la aas’aasay oo ku asteysan maalinta berito ah ayaa hadana ciidamadu shalay waxa ay soo bandhigeen socod gaado ka ciyaar ah oo ay ku mareen Qeybo ka mid ah waddooyinka Muqdisho.

 

Ciidamada Booliiska ayaa ka waramay taariikhda ciidamada Booliiska iyo howlaha ay ummadda u hayaa.

Isagoo tilmaamay in ciidamada booliiska la aas’aasay 1943.

 

Booliisku waxa uu ka shaqeeya amaanka, waana tan ugu muhiimsan nolosha Bani’aadamka.
Danjire Nuur Cadde oo khibrad dheer iyo aqoon durugsanba u leh howlaha Booliiska Soomaaliyeed ayaa ku dheeraaday taahriikhda ciidamada Booliiska.

Sidii lagu aas’aasay iyo marxaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen ciidamada Boliiska Soomaaliyeed.

 

 

 

cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com

Comments are closed.