Somali News »

Wafuudii Wasiirada Ahaa  Uu Ku Jiro Xuseen Baantuu Ayaa Maanta Magaalada Muqdisho Dib Ugu Soo Noqday

Wafuudii Wasiirada Ahaa Uu Ku Jiro Xuseen Baantuu Ayaa Maanta Magaalada Muqdisho Dib Ugu Soo Noqday

jiinka December 29, 2012 Comments Off

Wasiirada oo ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa faah-faahin ka bixiyay socdaalkooda Magaalada Kismaayo.   Sido kale Wasiirada ayaa waxay sheegeen in kulamo ballaaran ay soo wada qaateen maamulka KMG ah

Read More »
Tirada Dadka Soomaaliyeed Oo Kor U Dhaaftay Ka Soo Laaba Shadoodii Nairobi

Tirada Dadka Soomaaliyeed Oo Kor U Dhaaftay Ka Soo Laaba Shadoodii Nairobi

jiinka December 29, 2012 Comments Off

Maalin walba garonka diyaaradaha Aadan Cadde waxaa soo caga dhigta ku dhawaad 5 diyaaradood oo intooda badan uu duulimaadkoodu yahay Muqdisho Nairobi.   Waxaa saaran duyuuradahaasi rakaab Soomalia ah oo aad u tira bada.

Read More »
Wasiirka Howlaha Guud & Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Muxuyidiin Maxamed Kaalmooy Oo Ka Qeyb galay Kulan Looga Hadlayey Hormarinta Garoonka

Wasiirka Howlaha Guud & Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Muxuyidiin Maxamed Kaalmooy Oo Ka Qeyb galay Kulan Looga Hadlayey Hormarinta Garoonka

jiinka December 28, 2012 Comments Off

kadib kulan uu laqaatay Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska dalka laamaha kala duwan ee garoonka Aadan Cade ayaa waxa uu sheegay in loo baahan yahay in lasugo amaanka garoonka diyaaradaha ee Aadan

Read More »
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Oo Dowlada Kenya Ku Eedeeyay Dhibaateynta Aan Tiro Koob Laheyn Ay Ku Hayso Shacabka Soomaaliyeed Ee Dalkaasi Ku nool

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Oo Dowlada Kenya Ku Eedeeyay Dhibaateynta Aan Tiro Koob Laheyn Ay Ku Hayso Shacabka Soomaaliyeed Ee Dalkaasi Ku nool

jiinka December 28, 2012 Comments Off

Xildhibaan Dalxa ayaa ugu Baaqay Masuuliyiinta dowladda Federaalka Soomaaliya in ay Kenya kala xaajoodaan dhibaatada ay ku heyso Shacabka Soomaaliyeed Maadama dowladdu ay Masuul ka tahay Shacabka.   Dalxa ayaa xusay in xaalad dhibaato

Read More »
Midowga Amisom Iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya Oo Howl Gallo Ballaaran Ka Wada Magaalada Balad Wayne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan

Midowga Amisom Iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya Oo Howl Gallo Ballaaran Ka Wada Magaalada Balad Wayne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan

jiinka December 28, 2012 Comments Off

Saraakiil ka tirsa Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in hol gallaadani ballaaran ee ay maanta ka sameeyeen Magaalada Baladweyne ay ku soo qabteen kooxo ka tirsan Ururka Al Shabaab.   Dadkaan la soo

Read More »
Wasiirka Howlaha Guud & Dib U Dhiska Dalka Muxuyidiin Maxamed Kaalmooy Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Deeq Qalab Ah Oo Ay Dowladda Jabuuti Ugu Deeqday Dowladda Federaalka Soomaaliya

Wasiirka Howlaha Guud & Dib U Dhiska Dalka Muxuyidiin Maxamed Kaalmooy Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Deeq Qalab Ah Oo Ay Dowladda Jabuuti Ugu Deeqday Dowladda Federaalka Soomaaliya

jiinka December 27, 2012 Comments Off

Wasiir Muxuyidiin Maxamed Kaalmooy ayaa tilmaamay in qalabka loogu talagalay in lagu dayactiro dekedda. Si isla markaana loo dar dar galiyo howlaha Dekadda Muqdisho.   Wasiirka ayaa waxa uu Carabka ku dhuftay in tababar

Read More »
Wafuud Wasiiro Ah Uu Ku Jiro Xuseen Baantuu Ayaa Maanta Booqday Magaalada Kismaayo

Wafuud Wasiiro Ah Uu Ku Jiro Xuseen Baantuu Ayaa Maanta Booqday Magaalada Kismaayo

jiinka December 27, 2012 Comments Off

Wafdi wasiirro oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa halkaasi loogu soo dhaweeyay si heer sare ah. Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in

Read More »
Muxudiin Maxamed Kaalmooy Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud Iyo Dib U Dhiska Dalka Ayaa Ka War Bixiyey Qorshaha Dib U Dhiska Dalka

Muxudiin Maxamed Kaalmooy Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud Iyo Dib U Dhiska Dalka Ayaa Ka War Bixiyey Qorshaha Dib U Dhiska Dalka

jiinka December 27, 2012 Comments Off

Wasiirka Wasaarada howlaha guud iyo dib udhiska Dalka Soomaaliya Muxudiin Maxamed Kaalmooy ayaa faa faahin ka bixiyay qorshaha dib udhiska dalka Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in qorshaha dib udhiska dalka Soomaaliya uu yahay mid

Read More »
Wasiiradda horumarinta adeega bulshada oo kormeer ku tagtay Garoonka ciyaaraha EX- Luujino iyo Guriga Shaqaalaha (Daawo Sawirrada)

Wasiiradda horumarinta adeega bulshada oo kormeer ku tagtay Garoonka ciyaaraha EX- Luujino iyo Guriga Shaqaalaha (Daawo Sawirrada)

xeydar December 26, 2012 Comments Off

Wasiirada wasaaradda adeega bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya Drs. Maryan Qaasim Axmed iyo mas’uuliyiin fara badan oo ka kala socoday GOS iyo Agaasimayaal dhanka Ciyaaraha iyo Shaqaalaha dowlada uu hor ka cayay Agaasimaha Guud mudane

Read More »
WAR DEG DEG AH QARAX CAAWA KA DHACAY MASJID KU YAALA XAAFADDA ISLII EE DALKA KENYA

WAR DEG DEG AH QARAX CAAWA KA DHACAY MASJID KU YAALA XAAFADDA ISLII EE DALKA KENYA

jiinka December 19, 2012 Comments Off

Qarax ayaa caawa waxaa uu ka dhacay Xaafada Soomaalida ay dagto ee Islii ee dalka Kenya. qaraxa uu ahaa Labo bam baano oo lagu tuuray Masaajid lagu cibaadaysto. Xiliga Bamka lagu tuuray masaajidka ayaa

Read More »