Qarax ayaa caawa waxaa uu ka dhacay Xaafada Soomaalida ay dagto ee Islii ee dalka Kenya.
qaraxa uu ahaa Labo bam baano oo lagu tuuray Masaajid lagu cibaadaysto.
Xiliga Bamka lagu tuuray masaajidka ayaa waxaa ay ahayd Salaada Cisho.
ilaa iyo hada lama oga qasaaraha halkaasi ka dhashay balse sida ay hadal haayaan qaar ka mid ah dadkii halkaasi ka Ak-dhabaa ee masjidka.
Inuu Hal ruux ku dhintay qof kalana waa uu ku dhawaacmay,waxaana goobta tagay ciidamada Kenya.
Halkaasina waxaa ka jira Xiisad kacsanaan ee Xaafada Islii caawa.
cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com
Comments are closed.