Maalin walba garonka diyaaradaha Aadan Cadde waxaa soo caga dhigta ku dhawaad 5 diyaaradood oo intooda badan uu duulimaadkoodu yahay Muqdisho Nairobi.
Waxaa saaran duyuuradahaasi rakaab Soomalia ah oo aad u tira bada.
Kuwaa oo badan kooda ka yimid magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya kadib marki ay saameysay dhibaatada dalkaasi ka jirto.
Si aan wax badan uga ogaano tirada dadka Soomaalida ah ee maalin kasta soo gaara Muqdisho kuwaas oo ka yimaada maggaalada Nairoobi.
Tirada dadka ku soo laabanaya dalka oo gaaraya 4 boqol oo qof maalin kasta waxa ay u badan yihiin haween iyo caruur, kuwaasi oo ay qaarkooda saamey say falalka amni darada ah ee ka dhacaya dalkaasi.
cumar c/rashiid
cumarrashid@gamail.com
Comments are closed.