Somali News »

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Oo Baaq U Diray Wasaarada Arimaha Dibada

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Oo Baaq U Diray Wasaarada Arimaha Dibada

jiinka January 20, 2013 Comments Off

Xilli Magaalada Muqdisho ay dib ugu soo laabteen safiirada Soomaaliya ufadhiyay dalalka caalamka kadib markii ay isugu yeertay Wasaarada arimaha dibada Soomaaliya.   Waxa arintaasi ka hadlay Guddiga arimaha dibada Baarlamaanka Soomaaliya.   Guddoomiye

Read More »
R.Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon {Saacid} Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Degmada Afgooye Ee Gobolka Sh/Hoose

R.Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon {Saacid} Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Degmada Afgooye Ee Gobolka Sh/Hoose

jiinka January 20, 2013 Comments Off

R/wasaare Saacid  oo ay wehliyaan wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga C/kariim Xuseen, Wasiir ku xigeennada warfaafinta iyo Gaashaandhigga iyo saraakiil ka tirsan Ciidamada ayaa maanta kormeer howleed ku tagay Degmada afgooye ee G.Shabeellada Hoose

Read More »
Wafuud Ka Socotay Dalka Ciraaq Oo Muqdisho Booqasho Ku Jooga Oo Kormeeray Qaar Kamid Ah Bur-Burka Xarumaha Wasaaradaha

Wafuud Ka Socotay Dalka Ciraaq Oo Muqdisho Booqasho Ku Jooga Oo Kormeeray Qaar Kamid Ah Bur-Burka Xarumaha Wasaaradaha

jiinka January 20, 2013 Comments Off

Wafdigan ka socda dawladda  Ciraaq oo uu hogaaminayo agaasimaha mashaariicda Dhismooyinka dawladda Ciraaq mudane Cabaas Faadil Maxamed ayaa  kormeeray Qaar katirsan dhismooyinka wasaardaha dawladda federalka ah ee Soomaaliya.   Si ay Ugu kuur galaan

Read More »
Degmada Afmadow Ee Gobolka J.Hoose Oo Dagaal Culus Ka Dhacay

Degmada Afmadow Ee Gobolka J.Hoose Oo Dagaal Culus Ka Dhacay

jiinka January 20, 2013 Comments Off

Dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Raaskaambooni iyo xoogagga Al-shabaab ayaa habeen hore ka dhacay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.   Dagaalka oo ahaa mid xoogan isla markaasina

Read More »
Wafdi Iraq ah oo soo Gaaray Muqdisho Caasimada Soomaaliya .SAWIRO

Wafdi Iraq ah oo soo Gaaray Muqdisho Caasimada Soomaaliya .SAWIRO

xeydar January 18, 2013 Comments Off

Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u dhiska ,Gaadiidka Badda, Dakadaha iyo Tamarta ayaa soo dhaweyn balaaran u samaysay wafdi sare oo ka socday dalka Iraaq oo ahaa heer Xoghaye Jogto iyo Agaasimayaal Guud oo ka kala

Read More »
Soomaalida Aan Heysan Sharciga Dalka Zambia Oo Ay Dowlada Zambia Ku Amartay Inay Dalkeeda Ka baxaan

Soomaalida Aan Heysan Sharciga Dalka Zambia Oo Ay Dowlada Zambia Ku Amartay Inay Dalkeeda Ka baxaan

jiinka January 16, 2013 Comments Off

Dowlada Zambia Oo Amar ku siisay Somalida aan Sharciyada Lahayn in Dalkeeda ka baxaan Iyo Somali laga qabqabtay Lusaka.   Soomaalida ku dhaqan dalka Zambia ayaa todobaadkan walaac xoogleh ka muujiyey go’aanka kasoo baxay

Read More »
Amar Lagu Bixiyey Dalka Yemen In La Kala Qeybiyo Dhismihii Qunsuliyadda Soomaaliya & Jawaab Ay Ka Bixisay Dowladda Soomaaliya

Amar Lagu Bixiyey Dalka Yemen In La Kala Qeybiyo Dhismihii Qunsuliyadda Soomaaliya & Jawaab Ay Ka Bixisay Dowladda Soomaaliya

jiinka January 16, 2013 Comments Off

Maxkamad ku taala magaalada Cadan ee dalka Yaman ayaa go’aan kama dambeys ah ka soo saartay lahaanshaha dhismaha qunsuliyadda guud ee Soomaaliya ku leedahay magaalada Cadan.   Waxayna maxkamadda ay go’aankeeda noqday in labo

Read More »
Iska Hor’imaadyo & Qaraxyo Ka Kala Dhacay Magaalooyinka Muqdisho, Kismaayo IYo Boosaaso

Iska Hor’imaadyo & Qaraxyo Ka Kala Dhacay Magaalooyinka Muqdisho, Kismaayo IYo Boosaaso

jiinka January 16, 2013 Comments Off

Qaraxyo iska horimaadyo aan la ogeyn khasaarahaya ay geysteen ayaa xalay ka kala dhacay magaalooyinka Muqdisho.   Kismaayo iyo duleeka magaalada Boosaaso,waxaana qaraxydaasi iyo iskahorimaadyadaasi ay cabsi ku beereen dadka degan xaafadaha ay sida

Read More »
Gudaha Magaalada Kismaayo Oo Xalay Ka Dhacay Dagaalo Sababay Khasaarooyin Kala Duwan & Duqeyn Culus

Gudaha Magaalada Kismaayo Oo Xalay Ka Dhacay Dagaalo Sababay Khasaarooyin Kala Duwan & Duqeyn Culus

jiinka January 15, 2013 Comments Off

Magaalada Kismaayo ee xarunta u ah gobolka J/hoose ayaa xalay halkaasi ka dhacaday duqeyn culus. Dagaalo ay isaga horyimaadeen ciidamada huwanta ee gacanta ku haya magaaladaasi iyo xoogagga Xarakada Al-shabab, kaas oo la sheegay

Read More »
Meydka Askari Kamid Ah Ciidamadii Faransiiska Oo Al-Shabaab Soo Bandhigay

Meydka Askari Kamid Ah Ciidamadii Faransiiska Oo Al-Shabaab Soo Bandhigay

jiinka January 15, 2013 Comments Off

Kooxda Al Shabaab ayaa soo bandhigay meydka mid kamid ah Askartii Faransiiska ee ka qeyb qaatay hawlgalkii Buulo Mareer iyo hubkii uu watay. Askarigan uu ahaa kii ku dhaawacmay dagaalkii Buulo Mareer oo ay

Read More »