Somali News »
Qarax Goor Dhawayd Magaalada Muqdisho Ka Dhacay
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Daqiiuqado kohor lagu weeraray walxaha qarxa, iyadoo ay sababtay khasaarooyin kala duwan. Qaraxaan oo loo adeegsaday bambo gacmeyd ayaa waxaa lagu tuuray Askari ku sugnaa Maqayad biibito ah oo
Read More »Dagaal Sababay Khasaaro Ayaa Xalay Ka Dhacay Gobolka Bay Ee Magaalada Baydhabo
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe uu dagaal ka dhacay deegaanka suuqa xoolaha iyo dhowr jiho oo kale oo ka tirsan magaalada Baydhabo kaas oo u dhexeeyay sida
Read More »Ra’iisul Wasaaraha Oo La Kulmay Wufuud Ka Socday Baarlamaanka Burundi
Raysul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaali Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdigii Burundi ee guddoomiyaha gudiga difaaca baarlamaanka Burundi Hakizimana Emilien. Waxayna ka wada hadleyn xiriirka labada dalka, gaar ahaan dhinaca
Read More »Magaalada Jowhar Ee Gobolka Sh.Dhexe Oo Ka Dhacay Kulan Amaanka Looga Had-Layey
Kulanka ayaa dirrada lagu saaray sidii la isaga kaashan lahaa ammaanka gobolka Shabeellada Dhexe iyo sidii maamulka gobolka uu wadashaqeyn buuxda ula yeelan lahaa qeybaha kaladuwan ee bulshada ku nool gobolkaasi. Qaar ka
Read More »Qarax Miino Oo Ka Dhacay Magaalada Baledweyne
Hal qof ayaa ku dhintay inta la og yahay afar qof oo kalena way ku dhaawacmeen qarax miino oo maanta ka dhacay xaafadda Howlwadaag ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Taliyaha saldhigga
Read More »Wufuud Xildhibaanno Burundi AH Oo kula Kulmay Muqdisho Madaxda Dowlada
Xubno ka tirsan Baarlamaanka dalka Burundi oo shalay soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxa ay kulamo kula qaateen Guddoonka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka
Read More »Bam Lagu Weeraray Mid Ka Mid Ah Guriga Xildhibaanada Baarlamanka Somaaliya
Weerar loo adeegsaday bamka gacanta laga tuuro ayaa lagu qaaday guriga xidhibaan Cabdi Wali Mudeey oo kamid ah xidhibaanada barlamanka Soomaliya horeyna u ahaa gudoomiye ku xigeenka afayeenka barlamanka. Qaraxaasi oo ahaa mid
Read More »Qarax Ismiidaaminta Oo Ka Dhacay Magaalada Gaal-Kacyo[Sawiro]
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa ka dhacay qarax ismiidaamin ah kaasi oo lala eegtay taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Maamulka Puntland. Qaraxa ayaa waxaa la sheegay inuu fuliyay ruux ismiidamiyay kaasi oo
Read More »Jareer in la doortaa jid weeye, Jagooyinka qaar in laga hor Joogsado jid daro weeye!!.
Inkastoo muddo aad u fog ay dadka Soomaaliyeed ku soo dhaqmayeen arrin ku saleysan kala sareysiinta dhinaca qabaa’ilada, iyadoo beelaha qaarkood la liidayo ayaa haatan sanado badan kaddib waxaa nasiib wanaag ah in arrimahaasi
Read More »Qarax Xoogan Oo Goor Dhow Magaalada Marka Ka Dhacay
Xaalada oo haatan ah Mid Kacsan Duleedka magaalada MArko ayaa goor dhow halkaasi ka dhacay qarax xoogan lala egtay Ciidamo dowlada katirsan oo kolonyo ah. Qaraxaan oo lasheegay in oo ahaa miinada dhulka
Read More »