Weerar loo adeegsaday bamka gacanta laga tuuro ayaa lagu qaaday guriga xidhibaan Cabdi Wali Mudeey oo kamid ah xidhibaanada barlamanka Soomaliya horeyna u ahaa gudoomiye ku xigeenka afayeenka barlamanka.
Qaraxaasi oo ahaa mid xoogan ayaa mr muudey oo ka warbixinaayay weerarkasi wax uu sheegay in aysan jirin wax qasaaro ah oo isaga iyo istaafkiisaba kasoo gaaray weerarkaasi.
Howlgal balaaran ayaa ciidamada booliska ay kawadaan Degmada Hodan Mana jirto ilaa iyo hada cid loo soo qabtay weerarkaasi.
cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com
Comments are closed.