Somali News »
BURCAD BADEEDA SOOMAALIDA OO BUUX DHAAFIYAY XABSIYADA KU YAALA DALKA SIISHALIS
In ka badan 1,000 dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay falal Burcad badeednimo ayaa ku xiran xabsiyada caalamka qaar ka mid ah,iyadoo wadanka Jaziirada ku yaala ee Siishalis uu ka mid yahay wadamada ay ku
Read More »Saansaan colaadeed oo Kismaayo ka jirta, barakac halkaasi ka bilowdaydamo iyo ciidamo horleh oo gaaray!!!
Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada hoose wararka ay shabakadda aarannews.com ka helayso ayaa waxay sheegayaan in magaalada Kismaayo laga dareemayo xaalad colaadeed iyo isku hub uruursi, sidoo kalena magaalada ay ka bilowdeen barakac xoogan
Read More »Askari ka tirsan Dowladda oo qof shacab ah ku dilay Xawaadley G/Shabeelada Dhexe.
Askari ka tirsan Dowladda oo qof shacab ah ku dilay Xawaadley G/Shabeelada Dhexe. Wararka ka imaanayo deegaanka Xaawaadley ee degmadda Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaa askari ka tirsan ciidamada
Read More »Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo codsiyo iyo digniino kala duwan loo gudbiyey, lagana dalbaday inay joojiyaan mooshinka ay ka wadaan
Iyadoo maalmihii tagay si weyn looga hadalhayey magaalada Muqdisho mooshin la sheegay inuu ka dhanyahay Ra’isul wasaare Saacid iyo Xukuumaddiisa kaass oo ay wadaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa arrinkaasi si
Read More »Wasiirka horumarinta adeegga bulshada oo sheegtay in maalmaha soo socda uu bilaaban doono talaalka cudurka dabeysha
Wasaaradda adeega bulshada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in maalmaha soo sacda uu magaalada Muqdisho ka bilaabanayo talaalka cudurka dabeysha iyadoo kulan looga hadlayo qaabka loo hirgelinkaro uu maanta dhexmaray wakiilka hay’adda caafimaadka aduunka
Read More »AL-SHABAAB OO SHEEGTAY IN 3000-KUN KA BADAN ASKAR AMISOM AY SOOMAALIYA KU DILEEN
Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay in tirada ciidamada AMISOM ay kaga dileen gudaha dalka Soomaliya ay ka badan yihiin 3000-kun oo askari xilli dhawaan Qaramada Midoobay ay shaacisay tirada ciidanka looga dilay AMISOM Soomaaliya.
Read More »Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdigiisa oo Dib ugu soo Laabtay dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max’ud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa Casir Liiqii Maanta dalka Dib ugu soo Laabtay. Madax iyo Masuuliyiin Sar Sare oo Ka mid ah dowladda Federaalka Soomaaliya
Read More »BEELO ISAGA BAXAY SHIRKA KISMAAYO OO KA DIGAY IN UU FASHIL KU YIMAADO GEEDI SOCODKA JUBBALAND
Xilli guddiga farsamada shirka maamul usameynta Gobalada Jubbooyinka iyo Gedo ay sheegeen in todobaadkaan gudihiisa ay dhaceyso doorashada madaxtinimada maamulka Jubbaland ayaa qaar kamid ah odayaashii ka baxay shirka Kismaayo waxa ay sheegeen inay
Read More »Hay’adda UN-OCHA oo ka hadashay daadad dhimasho sababay oo ku dhuftay qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya
Hay’adda UN-OCHA oo isku dubaridka gargaarka bani’aadamnimo ee Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in daad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo ka da’ay Koonfurta Soomaaliya ay dileen todoba caruur ah, 50,000 oo
Read More »MIDOWGA YURUB OO UGANDA KU AMAANAY CAAWINAADA SOOMAALIYA
Safiirka Midowga Yurub u fadhiya dalka Uganda Roberto Ridolfi,oo kulan saacado qaatay la qaatay Madax katirsan dowlada Uganda uu ugu horeeyo Madaxweynaha dalkaasi Yoweri Museveni,ayaa ku amaanay Xukuumada Kampala garab istaaga Soomaaliya iyo dagaalada
Read More »