All posts by jiinka »

Qarax Goor Dhaweyd Suuqa X.Weyne Ka Dhacay

Qarax Goor Dhaweyd Suuqa X.Weyne Ka Dhacay

jiinka July 24, 2013 Comments Off

Qaraxan oo ahaa mid gaarigiisa loogu xiray xildhibaan Shiikh Aadan Maxamed Madeer islamarkaana ku qarxay wadada Via Eejito xili uu xildhibaanku wax ka iibsanayey goob ganacsi oo u dhaweyd halka uu qaraxa ka dhacay

Read More »
Sadaasha H.oo Ka Hor Aqriyay W.Warfaafinta[Siwiro]

Sadaasha H.oo Ka Hor Aqriyay W.Warfaafinta[Siwiro]

jiinka July 23, 2013 Comments Off

Kulanka baarlamaanka ee maanta oo uu shir gudoominayay gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa waxaa soo xaadiray 169 mudane.   Ajandahuna waxa uu ka koobnaa labo qodob oo kala

Read More »
Shirka Olombikada Carabta Oo Ka Qeyb. Soomaaliya

Shirka Olombikada Carabta Oo Ka Qeyb. Soomaaliya

jiinka July 23, 2013 Comments Off

Gudiga Olympikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa ka qeybgalay shirweynihii dalalka carabta ee ka dhacay dalka Sacuudiga gaar ahaan magaaladiisa Jeddah,kaasi oo ay ka qeybgaleen dhamaan madaxda Olombikada dalalka Carabta.   Shirweynaha Olympikada dalalka carabta

Read More »
Sh.Hoose Oo Lagu Dhaawacay Taliyaha N.Sugida

Sh.Hoose Oo Lagu Dhaawacay Taliyaha N.Sugida

jiinka July 23, 2013 Comments Off

Weerar shalay ka dhacay deegaanka Lambar 50 ee Gobolka Sh/hoose ayaa waxaa la sheegayaa in lagu dhaawacay Taliyiha nabad sugida gobolka Sh/hoose Corneel Catoosh sidoo kalana lagu dilay labo ka mid ah Ilaaladiisa.  

Read More »
Qarax Ka Dhacay G.Banaadir Ee D.Wadajir

Qarax Ka Dhacay G.Banaadir Ee D.Wadajir

jiinka July 23, 2013 Comments Off

Degmada Wadajir ee Gobalka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saaka aroortii uu ka dhacay qarax xoogan. Qaraxan ayaa waxaa lasoo sheegayaa inuu ka dhexdhacay aqal ku yaala xaafada Kaluunka iyo xaafada Xalane

Read More »
Sharuud Lagu Xiray Deymaha Soomaaliya

Sharuud Lagu Xiray Deymaha Soomaaliya

jiinka July 22, 2013 Comments Off

Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in deymaha Soomaaliya lagu leeyahay in laga saamaxo uu caalamka shuruud ku xiray,kadib markii Wasiirka Maaliyada Soomaaliya uu dhowr mar horgeeyay shirar muhiim ah oo arimaha dhaqaalaha looga

Read More »
Wax Qabad Dhaqaale Oo Ay Qm Dalbatay Markale

Wax Qabad Dhaqaale Oo Ay Qm Dalbatay Markale

jiinka July 22, 2013 Comments Off

Masuuliyiinta ugu sar-sareysa hay’ada dhanka Bini’aadanimada u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in loo baahan yahay lacago dheeraad ah oo wax looga qabto arimaha Bini’aadanimada ee ka taagan dalka Soomaaliya, gaar ahaan caruurta.  

Read More »
Shir-weyne Amaanka Soomaaliya Looga Hadlayo

Shir-weyne Amaanka Soomaaliya Looga Hadlayo

jiinka July 22, 2013 Comments Off

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Shaaca ka qaadday in shirweyne ku saabsan Ammaanka Qaranka la qaban doono dhawaan,   Iyadoo shacabka Soomaaliyeedna looga baahanyahay in ay ku dhiiradaan ka qeyb-qaadashada xasilinta amniga dalka iyo dabarjarka

Read More »
Kulan Madaxda Suudan & Wasiirka A.Dibada [Siwiro]

Kulan Madaxda Suudan & Wasiirka A.Dibada [Siwiro]

jiinka July 21, 2013 Comments Off

Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan wadanka Suudaan ayaa maanta la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Suudaan, iyaga oo sidoo kale tagay xarunta safaaradda Soomaaliye

Read More »