All posts by jiinka »
JAMCIYADDA SAMAFALKA WAFAA OO DEGMADA BUUR HAKABA KA QAYBISAY RAASHIIN AFUR
Bisha Barakaysan ee Ramadaan waxay Jamciyadda Samafalka Al-Wafaa Gacan ka gaysataa Inay Sanad Walba Afuriso Dadka Danta yar. Al-Wafaa Ayaa u suurta gashay inay Maanta Qaybiso Raashiin Qalalan oo Afur ah oo ka kooban
Read More »Dadka aan laga warqabin ee ku waxyeellobay qaraxii zoobe oo isa soo taraya
EVSO ORGANIZATION Heyadda EVSO iyadoo gudaneysa mid ka mid ah ujeeddooyinkii loo aasaasay oo ahaa u doodidda iyo soo bandhigista dadka aan codka buuxda ku leheyn bulshada ee ku nool koonfurta iyo bartamaha soomaaliya,
Read More »Ururka EFASOM Oo Muqdisho Kusoo Gaba-gabeeyay Kulan Looga Hadlayey Waxbarashada Xiliga Xaaladaha Deg Dega +Sawirro
EFASOM ayaa maanta soo geba-gabeysey kulan looga hadlayey Waxbarashada xilliga xaaladaha degdeg ah lagu jiro Kulanka ayaa lagu qabtey magaalada Muqdishu wuxuuna socday 2 maalin oo kala ah 8 – 9 November 2017. Ujeedada
Read More »Janaraal Sheegow Axmed Cali oo ka hadlay weerarkii Bariire
Sarkaal ka mid ah ciidamada Soomaaliya, Janaraal Sheegow Axmed Cali, oo maamulayay saldhigga la weeraray ee Bariire ayaa sheegay in qaar ka mid ah kooxda weerartay ay ku dileen dagaalka. Wuxuu tilmaamay iyo militariga
Read More »Hey’adda FPENS oo xaflad sagootin ah u sameeysay arday deeq waxbarasho ka heshay dalka Sudan
hey’adda FPENS ee waxbarashada Soomaaliyeed ayaa maanta xaflad sagootin u qabatay arday ka heshay deeq waxbarasho jaamacadda Afriiqiya al-Caalamiyah ee dalka Suudaan waxaana munaasabad loogu qabtay xarunta dhexe ee FPENS magaaladda Muqdisho. Xaflada sagootinta
Read More »ARDAY SAGOOTIN LOOGU SAMEEYAY XARUUNTA MUNAZZAMATU AL-DAWA AL-ISLAMIYYA EE MAGAALADA MUQDISHO
28 arday oo deeq waxbarasho ka heshay jaamacadda Afriiqiya al-Caalamiyah ee dalka Suudaan ayaa munaasabad sagootin ah loogu qabtay xarunta dhexe ee Munazzamatu al-Dawa al-Islamiyya ee magaaladda Muqdisho. Xafladdan sagootinta Ardayda waxa ka soo
Read More »Munazzamatu Al Dawa Al-Islamiyya delegation arrives in Mogadishu
A delegation from Munazzamatu al-Dawa al-Islamiyya based Sudan has led the director office Al Dawa for Somalia, Mr. Khalid Hassan Khalid has came down from the airport. Director Khalid Hassan Khalin who led the
Read More »Munazzamatu Al Dawa Al islamiyya Wafdi ka socday oo soo gaaray Muqdisho
Wafdi ka socday Munazzamatu Al Dawa Al islamiyya oo uu hoggaaminayay Agaasime Goboleedka mudane Khalid Hassan Khalid oo u dhashay dalka Sudan ayaa booqasho ku yimid xafiiska Muqdisho ay ku leeyihiin Munazzamatu Al Dawa
Read More »Beesha Carab Soomaali Oo Soo Dhaweysay Qaraarkii Uu Golaha Baarlamaanka Ku Diiday In Dib Loogu Noqdo Doorashada 8-Kursi.
Aqoonyahano , Wax garad, Odayaal, Dumar iyo Dhalinyaro ka tirsan Beesha la yiraahdo Carab Soomaali ayaa kulan gaar ah oo looga hadlayay xaalada uu xilligan marayo Dalka Soomaaliya waxa ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho.
Read More »