All posts by jiinka »
Iska Hor’imaad M.Beeled Oo Hal Qof Ku Dhintay
Hal Qof ayaa ku geeriyooday iska hor’imaad shalay ka dhacay duleedka degmada Dhuusmareeb kadib markii ciidamo taabacsan Ahlusuna ay isku dayeen iney soo qabtaan dad la sheegay iney jarayeen dhirta. Iska hor’imaadka oo
Read More »Cali Maxamed Geedi Oo Dhaliilay Dowlada Soomaaliya
Ra’iisul Wasaarahii hore ee Dowladii KMG aheyd Cali Maxamed Geedi ayaa dhaliilay Dowladda uu hogaanka uhayo Xasan Sheekh Maxamuud. Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in talada dalka Soomaaliya aysan laheyn kaliya saddex ruux sida
Read More »Hay’adaha Kismaayo Oo Loo Jeediyay Digniin
Sarkaal lagu magacaabo Macalin Cabdi islamarkaana sheegay inuu yahay taliyaha nabad sugida ee magaalada Kismaayo kana tirsan saraakiisha ku sugan magaalada ayaa sheegay inay digniin u jeedinayaan hayadaha samafalka. Wuxuu sheegay in xafiiska
Read More »Deeq Raashin Oo La Gaarsiiyay Degmada Afgooye
Ku dhawaad sadax boqol qoys danyar ah oo ku dhaqan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa hay’adda Relief waxa ay u qaybisay deeq raashin ah, iyadoo deeqdaasi ay ka timid jaaliyadda Soomaaliyeed eek
Read More »Jowhar iyo Afgooye Oo Ay Ka Dhaceen Qaraxyo
Qof dumar ah ayaa ku dhaawacantay qarax goor dhowayd ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa lala damacsanaa in lagu bar-tilmaameedsado gaari uu
Read More »Fatahaad Wabiga Shabeelle Ayaa Laga Qabaa Baqdin
Wararka ka imaanaya Gobalka Shabeelaha hoose deegaano ka tirsan ayaa sheegaya in baqdin laga qabo fatahaad uu sameeyo Wabiga Shabeelaha hoose ee mara deegaano ka tirsan Gobalkaasi. Guddoomiyaha deegaanka Janaale Maxamed Idiris Cabdi
Read More »IGAD Wufuudi Ka Socda Oo Gaaray Kismaayo
Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose. Ujeeddada socdaalka wafdiga ayaa lagu sheegay inay tahay sidii loo dardar-gelin lahaa dhammeystirka maamulka Jubbaland. Wararka
Read More »Wareejinta Dekedda Kismaayo Oo Diidday Kenya
Dowladda Kenya ayaa diidday baaqyo loo diray ciidankeeda jooga Kismaayo oo ku saabsanaa inay dekedda iyo garoonka Kismaayo ku wareejiyaan dowladda Soomaaliya. Taas beddelkeeda waxay Kenya soo jeedisay in wareejinta labadaas xarumood ee
Read More »Jowhar Oo 2 Dhalinyaro Loogu Shakiyay Al-Sh.nimo
Maamulka degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta soo bandhigay labo dhallinyaro ah oo looga shakiyay in ay ka tirsan yihiin al-Shabaab. Guddoomiyaha xaafadda Kulmis, Yaxye Xasan Sheekh oo la hadlay
Read More »