Jowhar iyo Afgooye Oo Ay Ka Dhaceen Qaraxyo

jiinka August 11, 2013 Comments Off
Jowhar iyo Afgooye Oo Ay Ka Dhaceen Qaraxyo

Qof dumar ah ayaa ku dhaawacantay qarax goor dhowayd ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe.

 

Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa lala damacsanaa in lagu bar-tilmaameedsado gaari uu leeyahay guddoomiyaha dabagalka dhaqaalaha ee degmada Jowhar, Daahir Maxamed Kaanti.

 

Guddoomiyaha iyo gaarigiisa waxba kuma noqon weerarka.

 

Ciidamada dowladda oo durbadiiba gaaray goobta ayaa billaabay howlgal ay ku raadinayaan cidda ka dambeysay qaraxa, walow aysan ilaa haatan cidna u soo qaban.

Mas’uuliyiinta gobolka iyo kuwa degmada Jowhar ayaan iyaguna wali ka hadlin dhacdada

 

 

 

cumar c/rashiid

cumarrashid@gmail.com

 

Comments are closed.