IGAD Wufuudi Ka Socda Oo Gaaray Kismaayo

jiinka August 11, 2013 Comments Off
IGAD Wufuudi Ka Socda Oo Gaaray Kismaayo

Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose.

 

Ujeeddada socdaalka wafdiga ayaa lagu sheegay inay tahay sidii loo dardar-gelin lahaa dhammeystirka maamulka Jubbaland.

 

Wararka ayaa sheegaya in haatan uu socdo kulan gaar ah oo ay leeyihiin wafdigaan iyo xubnaha ugu sareeya maamulka Axmed Modeebe ee Jubaland.

 

 

 

 

cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com

Comments are closed.