war »

Ra’iisul Wasaaraha Oo La Kulmay Wufuud Ka Socday Baarlamaanka Burundi

Ra’iisul Wasaaraha Oo La Kulmay Wufuud Ka Socday Baarlamaanka Burundi

jiinka February 12, 2013 Comments Off

Raysul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaali Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdigii Burundi ee guddoomiyaha gudiga difaaca baarlamaanka Burundi Hakizimana Emilien.   Waxayna ka wada hadleyn xiriirka labada dalka, gaar ahaan dhinaca

Read More »
Magaalada Jowhar Ee Gobolka Sh.Dhexe Oo Ka Dhacay Kulan Amaanka Looga Had-Layey

Magaalada Jowhar Ee Gobolka Sh.Dhexe Oo Ka Dhacay Kulan Amaanka Looga Had-Layey

jiinka February 12, 2013 Comments Off

Kulanka ayaa dirrada lagu saaray sidii la isaga kaashan lahaa ammaanka gobolka Shabeellada Dhexe iyo sidii maamulka gobolka uu wadashaqeyn buuxda ula yeelan lahaa qeybaha kaladuwan ee bulshada ku nool gobolkaasi.   Qaar ka

Read More »
Qarax Miino Oo Ka Dhacay Magaalada Baledweyne

Qarax Miino Oo Ka Dhacay Magaalada Baledweyne

jiinka February 12, 2013 Comments Off

Hal qof ayaa ku dhintay inta la og yahay afar qof oo kalena way ku dhaawacmeen qarax miino oo maanta ka dhacay xaafadda Howlwadaag ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.   Taliyaha saldhigga

Read More »
Wufuud Xildhibaanno Burundi AH Oo kula Kulmay Muqdisho Madaxda Dowlada

Wufuud Xildhibaanno Burundi AH Oo kula Kulmay Muqdisho Madaxda Dowlada

jiinka February 11, 2013 Comments Off

Xubno ka tirsan Baarlamaanka dalka Burundi oo shalay soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxa ay kulamo kula qaateen Guddoonka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.   Kulanka

Read More »
Najeeriya Oo Koobka Wadamad Afrika Qaaday

Najeeriya Oo Koobka Wadamad Afrika Qaaday

jiinka February 11, 2013 Comments Off

Ciyaartii Finalka ee Koobaka Wadamada Afrika ayaa waxaa ku guuleystay Kooxda Nigeria oo 1-0 uga badisay kooxda Burkina Faso.   Ciyaartan oo ka dhacday Garoonka magaalada Johannesburg ee (Soccer City) ayaa ahayd mid si

Read More »
Somalia Suicide Bomber Targets Puntland Deputy Police Chief

Somalia Suicide Bomber Targets Puntland Deputy Police Chief

jiinka February 11, 2013 Comments Off

Galkayo — A suicide car bomb attack targeting Deputy Police Chief Gen. Muhyadin Ahmed Musse near the central Galkayo station occurred Monday morning, Garowe Online reports.   According to eyewitnesses, a sedan packed full

Read More »
Bam Lagu Weeraray Mid Ka Mid Ah Guriga Xildhibaanada Baarlamanka Somaaliya

Bam Lagu Weeraray Mid Ka Mid Ah Guriga Xildhibaanada Baarlamanka Somaaliya

jiinka February 11, 2013 Comments Off

Weerar loo adeegsaday bamka gacanta laga tuuro ayaa lagu qaaday guriga xidhibaan Cabdi Wali Mudeey oo kamid ah xidhibaanada barlamanka Soomaliya horeyna u ahaa gudoomiye ku xigeenka afayeenka barlamanka.   Qaraxaasi oo ahaa mid

Read More »
Qarax Ismiidaaminta Oo Ka Dhacay Magaalada Gaal-Kacyo[Sawiro]

Qarax Ismiidaaminta Oo Ka Dhacay Magaalada Gaal-Kacyo[Sawiro]

jiinka February 11, 2013 Comments Off

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa ka dhacay qarax ismiidaamin ah kaasi oo lala eegtay taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Maamulka Puntland. Qaraxa ayaa waxaa la sheegay inuu fuliyay ruux ismiidamiyay kaasi oo

Read More »
Jareer in la doortaa jid weeye, Jagooyinka qaar in laga hor Joogsado jid daro weeye!!.

Jareer in la doortaa jid weeye, Jagooyinka qaar in laga hor Joogsado jid daro weeye!!.

xeydar February 10, 2013 1

Inkastoo muddo aad u fog ay dadka Soomaaliyeed ku soo dhaqmayeen arrin ku saleysan kala sareysiinta dhinaca qabaa’ilada, iyadoo beelaha qaarkood la liidayo ayaa haatan sanado badan kaddib waxaa nasiib wanaag ah in arrimahaasi

Read More »
Qarax Xoogan Oo Goor Dhow Magaalada Marka Ka Dhacay

Qarax Xoogan Oo Goor Dhow Magaalada Marka Ka Dhacay

jiinka February 10, 2013 Comments Off

Xaalada oo haatan ah Mid Kacsan Duleedka magaalada MArko ayaa goor dhow halkaasi ka dhacay qarax xoogan lala egtay Ciidamo dowlada katirsan oo kolonyo ah.   Qaraxaan oo lasheegay in oo ahaa miinada dhulka

Read More »