Monthly Archives: August 2013 »

Cali Maxamed Geedi Oo Dhaliilay Dowlada Soomaaliya

Cali Maxamed Geedi Oo Dhaliilay Dowlada Soomaaliya

jiinka August 12, 2013 Comments Off

Ra’iisul Wasaarahii hore ee Dowladii KMG aheyd Cali Maxamed Geedi ayaa dhaliilay Dowladda uu hogaanka uhayo Xasan Sheekh Maxamuud. Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in talada dalka Soomaaliya aysan laheyn kaliya saddex ruux sida

Read More »
Hay’adaha Kismaayo Oo Loo Jeediyay Digniin

Hay’adaha Kismaayo Oo Loo Jeediyay Digniin

jiinka August 12, 2013 Comments Off

Sarkaal lagu magacaabo Macalin Cabdi islamarkaana sheegay inuu yahay taliyaha nabad sugida ee magaalada Kismaayo kana tirsan saraakiisha ku sugan magaalada ayaa sheegay inay digniin u jeedinayaan hayadaha samafalka.   Wuxuu sheegay in xafiiska

Read More »
Deeq Raashin Oo La Gaarsiiyay Degmada Afgooye

Deeq Raashin Oo La Gaarsiiyay Degmada Afgooye

jiinka August 12, 2013 Comments Off

Ku dhawaad sadax boqol qoys danyar ah oo ku dhaqan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa hay’adda Relief waxa ay u qaybisay deeq raashin ah, iyadoo deeqdaasi ay ka timid jaaliyadda Soomaaliyeed eek

Read More »
warbixin Boqor Faarax Cabdi Guure intii uu Kampala joogay

warbixin Boqor Faarax Cabdi Guure intii uu Kampala joogay

xeydar August 12, 2013 Comments Off

Boqor Faarax Cabdi Guure oo intii uu Kampala joogay la kulmay Qaar kamid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Uganda. Boqorka Beelaha jareer weyne Islamarkaana ah gudoomiyaha golaha Sanadiinta ee wacyigalinta iyo dib u heshiisiinta

Read More »
Jowhar iyo Afgooye Oo Ay Ka Dhaceen Qaraxyo

Jowhar iyo Afgooye Oo Ay Ka Dhaceen Qaraxyo

jiinka August 11, 2013 Comments Off

Qof dumar ah ayaa ku dhaawacantay qarax goor dhowayd ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe.   Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa lala damacsanaa in lagu bar-tilmaameedsado gaari uu

Read More »
Fatahaad Wabiga Shabeelle Ayaa Laga Qabaa Baqdin

Fatahaad Wabiga Shabeelle Ayaa Laga Qabaa Baqdin

jiinka August 11, 2013 Comments Off

Wararka ka imaanaya Gobalka Shabeelaha hoose deegaano ka tirsan ayaa sheegaya in baqdin laga qabo fatahaad uu sameeyo Wabiga Shabeelaha hoose ee mara deegaano ka tirsan Gobalkaasi.   Guddoomiyaha deegaanka Janaale Maxamed Idiris Cabdi

Read More »
IGAD Wufuudi Ka Socda Oo Gaaray Kismaayo

IGAD Wufuudi Ka Socda Oo Gaaray Kismaayo

jiinka August 11, 2013 Comments Off

Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose.   Ujeeddada socdaalka wafdiga ayaa lagu sheegay inay tahay sidii loo dardar-gelin lahaa dhammeystirka maamulka Jubbaland.   Wararka

Read More »
Bah weynta Jiinwabi Media net  Work oo Ciidwanaagsan leh Aqristayaasheeda iyo Ummada Soomaaliyeed

Bah weynta Jiinwabi Media net Work oo Ciidwanaagsan leh Aqristayaasheeda iyo Ummada Soomaaliyeed

xeydar August 10, 2013 Comments Off

(JWN) Ciid Wanaagsan Ummada Muslimiinta, gaar ahaan Ummada Soomaaliyeed meel kasta oo aad dacalka Aduunka ka joogtaan. Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha, iyo Howlwadeenada Shabakada Warbaahinta Jiinwabi.net , waxa ay dhambaal farxadeed oo ku aadan munaasabada

Read More »
Nairobi flights resume after blaze

Nairobi flights resume after blaze

xeydar August 10, 2013 Comments Off

Some international flights landed at Nairobi airport on Thursday after a devastating airport fire gutted the main terminal at Kenya’s most important hub for business travelers and tourists. The airport is also the main

Read More »
Wareejinta Dekedda Kismaayo Oo Diidday Kenya

Wareejinta Dekedda Kismaayo Oo Diidday Kenya

jiinka August 10, 2013 Comments Off

Dowladda Kenya ayaa diidday baaqyo loo diray ciidankeeda jooga Kismaayo oo ku saabsanaa inay dekedda iyo garoonka Kismaayo ku wareejiyaan dowladda Soomaaliya.   Taas beddelkeeda waxay Kenya soo jeedisay in wareejinta labadaas xarumood ee

Read More »