(JWN) Ciid Wanaagsan Ummada Muslimiinta, gaar ahaan Ummada Soomaaliyeed meel kasta oo aad dacalka Aduunka ka joogtaan.
Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha, iyo Howlwadeenada Shabakada Warbaahinta Jiinwabi.net , waxa ay dhambaal farxadeed oo ku aadan munaasabada ciidul fitriga u dirayaan dhamaan Asxaabteeda ku taxan shabakada.
Waxaana Eebe idin kaga baryeynaa in Ciidaan Ciida xigta aynu dhamaanteen ku wada gaarno Farxad, Nolol Caafimaad ay ku dheehantahay iyo Horu-mar.
Ciid Wanaagsan, waxaana idin cayaareynaa Heestii Alla maanta ayaanta iyo ciida wanaagsan ee Fanaanka Maxamed Suleymaan Tubeec.
C/rashiid C/laahi Xeydar
Rashiid123@gmail.com
www.jiinwabi.net
Bank of Somali Rivers
Mogadisho Somalia
Comments are closed.