Monthly Archives: August 2013 »
Amisom oo baareysa ciidankeeda oo loo jeediyay eed kufsi
AMISOM waxay sheegtay inay ka war qabto eedo loo jeediyay ciidankeeda oo ku saabsan fal kufsi ah oo la sheegay inuu ka dhacay xerada Maslax ee duleedka magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed ka soo baxay
Read More »Mareerey iyo Diinsoor Oo Ay Al-Shabaab la wareegtay isbitaallada MSF
Al-Shabaab ayaa la wareeegtay isbitaallada Diinsoor iyo Mareerey ee gobollada Baay iyo Jubbada Dhexe. Isbitaallada ay kooxda la wareegtay waxaa maamuli jirtay hay’adda dhaqaatiirta aan xudduuda lahayn ee MSF oo shalay ku dhawaaqday inay
Read More »Beelaha Dega Jubbooyinka Oo laga Digay In leeska horkeeno
Guddiga Arrimha aminiga iyo Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu ka digay qorsheyaay leeskaga horkeenayo Beelaha dega Gobolada Jubbooyinka ee Dalka Soomaaliya. Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow Gudoomiye Ku xigeenka Guddiga Arrimha aminiga
Read More »Jowhar Oo Qarax Lagula Eegtay Ciidamada Dowlada
Qarax Khasaaro gaystay ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa lagula eegtay Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/Dhexe. Sida ay wararka laga helayo halkaas ay nagu soo gaarayaan ayaa waxa ay
Read More »Taageerida Soomaaliya Oo Ay Turkiga Siiwadayaan
Saraakiil ka tirsan dowlada Turkiga ayaa sheegay inay go’aansadeen sidii wadida gargaarka Bini-aadanimo ay siinayaan wadanka dagaalada ka soo kabsanaya ee Soomaaliya, Waxayna sidoo kale shaaciyeen in marnaba Turkiga uusan ka rajo dhigi
Read More »G. Wadajir oo ku baaqay in laga qaado dh.wadooyinka
Waxaa mudooyinkii dambe isasoo taraye gaadiidleyda iyo shacabka ka cabanaya xirnaanshaha wadooyinka aada tarabuunka iyo tan eelaboorka aadan cade. Axmed xasan cadow axmed daaci waa guddoomiyaha degmada wadajir oo bahda saxaafada u waramay
Read More »FiFA Khabiir Ka Socda Oo Soo Gaaray Muqdisho
Iyadoo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta uu diyaar garow xoogan ugu jiro tababarka heer FIFA ah ee dalka lagu qabanayo markii ugu horeysay muddo ku dhow 30 sanadood ayaa waxaa saaka magaalada Muqdisho soo
Read More »Gobolada Baay & Bakool Oo Ay Ka Taagan Tahay A.Daro
Taliska ciidamada Meletariga ee gobolada Baay iyo bakool ayaa waxaa lagu eedeeyay inay ka dambeeyaan dhaca, dilka iyo falalka kufsiga oo ciidamada ay ka geystaan deegaanada goboladaasi. Ibraahim Yarow, taliyaha ciidamada qeybta 60
Read More »Howlgal Lagu Xiray 40 Qof Oo Beledweyne Ka Dhacay
40 ruux ayaa lagu soo qabtay howlgal xalay ciidamada booliska dowladda Soomaaliya ee magaalada Beledweyne ay ka sameeyeen xaafadda Buundo 1-aad ee magaalada. Taliyaha saldhigga booliska Beledweyne Cali Cabdi Mahad-Alle oo la hadlay
Read More »Iska Hor’imaad M.Beeled Oo Hal Qof Ku Dhintay
Hal Qof ayaa ku geeriyooday iska hor’imaad shalay ka dhacay duleedka degmada Dhuusmareeb kadib markii ciidamo taabacsan Ahlusuna ay isku dayeen iney soo qabtaan dad la sheegay iney jarayeen dhirta. Iska hor’imaadka oo
Read More »