Monthly Archives: August 2013 »
Qarax Kismaayo Lagula Eegtay Ciidamada A.Madoobe
Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay Magaaladaasi. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala eegtay baabuur ay wateen ciidanka Axmed Madoobe
Read More »Deeqaha Waxbarasho Oo Ay Ka Warbixisay Wasaarada Adeega Bulshada
Wasaaradda Adeegga Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa faahfaain ka bixisay halka ay marayaan howlaha diiwaan gelinta Ardayda Imtixaanaadka ugalaya Deeqaha Waxbarasho ee dowladda Soomaaliya ay ka heshay Dalalka Suudan iyo Yemen Agaasimaha Waaxda
Read More »Tuulada Beerrey Oo Ka Fatahay Wabiga Shabeelle
Wabiga Shabeelle oo ku soo fatahay tuulada Beerrey ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa baab’iyay beero ku yaalla tuuladaas. Cabdullaahi Mayow Nuur oo ka mid ah dadka beeraleyda ayaa Jiin-webi u sheegay in fatahaadda ay
Read More »Injineer Axmed Shariif Oo Degmada Shibis Lagu Dilay
Kooxo hubaysan ayaa Degmada Shibis ee Gobalka Banaadir ku dilay nin farsamayaqaan ahaa oo ka tirsanaa Wasaarada Warfaafinta. Dilkan ayaa dhacay xilli Farsamayaqaankaan uu kusoo jeeday goobtiisa shaqada kana soo ambabaxay hooygiisa uu ka
Read More »Go’aanka MSF Oo Ay Ka Hadlayn Golaha Wasiirada
Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah oo ay ka
Read More »Baydhabo Oo Ay AMISOM Gaysay Boolis
Ciidamo boolis ah oo ka socda howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Taliyaha booliska ee gobolka Baay, Korneel Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa Saxaafada u
Read More »Qarax Miino Oo Kismaayo Ka Dhacay
Suldaan C/qaadir Sheekh Axmed oo kamid ahaa Salaadiinta ku sugan Kismaayo ayaa geeriyooday kadib markii maanta gaari uu la socday qarax miino uu ku haleelay Xaafada Siinaay oo kamid ah xaafadaha magaalada Kismaayo ee
Read More »Wiish Stadium Oo Loo Bixiyay Garoonka Ex Luujino
Munaasabadan oo ahayd mid magaca looga badalayay garoonka kubadda koleyga ee Ex Luujino oo loogu magac daray Aadan Xaaji Yeberow Wiish oo ahaa guddoomiyihii gudiga Olombikada soomaaliyeed oo ku geeriyooday qaraxii ka dhacay golaha
Read More »FIFA Oo Ay Muqdisho Ku Tababareyso Macallimiin
Xiriirka kubbadda cagta adduunka ee FIFA ayaa maanta magaalada Muqdisho tababar uga furay 30 tababare oo ka kala yimid 25 koox oo ka diiwaangashan Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta. Macallimiinta ka qeyb galaysa
Read More »Magaalooyinka Afgooye iyo Afmadoow uu xalay ka dhacay Bandow
Gobolada Shabeelada Hoose iyo Jubada Hoose ee Magaalooyinka Afgooye iyo Afmadoow waxaa xalay ka dhaqan galay bandow ay kusoo rogeen maamulada ka taliyaya, iyadoo bandowgaasina lagu soo qabqabtay dad lagu eedeeyay iney jabiyeen.
Read More »