Monthly Archives: July 2013 »
Sh.Hoose Oo Lagu Dhaawacay Taliyaha N.Sugida
Weerar shalay ka dhacay deegaanka Lambar 50 ee Gobolka Sh/hoose ayaa waxaa la sheegayaa in lagu dhaawacay Taliyiha nabad sugida gobolka Sh/hoose Corneel Catoosh sidoo kalana lagu dilay labo ka mid ah Ilaaladiisa.
Read More »Qarax Ka Dhacay G.Banaadir Ee D.Wadajir
Degmada Wadajir ee Gobalka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saaka aroortii uu ka dhacay qarax xoogan. Qaraxan ayaa waxaa lasoo sheegayaa inuu ka dhexdhacay aqal ku yaala xaafada Kaluunka iyo xaafada Xalane
Read More »Sharuud Lagu Xiray Deymaha Soomaaliya
Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in deymaha Soomaaliya lagu leeyahay in laga saamaxo uu caalamka shuruud ku xiray,kadib markii Wasiirka Maaliyada Soomaaliya uu dhowr mar horgeeyay shirar muhiim ah oo arimaha dhaqaalaha looga
Read More »Wax Qabad Dhaqaale Oo Ay Qm Dalbatay Markale
Masuuliyiinta ugu sar-sareysa hay’ada dhanka Bini’aadanimada u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in loo baahan yahay lacago dheeraad ah oo wax looga qabto arimaha Bini’aadanimada ee ka taagan dalka Soomaaliya, gaar ahaan caruurta.
Read More »Shir-weyne Amaanka Soomaaliya Looga Hadlayo
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Shaaca ka qaadday in shirweyne ku saabsan Ammaanka Qaranka la qaban doono dhawaan, Iyadoo shacabka Soomaaliyeedna looga baahanyahay in ay ku dhiiradaan ka qeyb-qaadashada xasilinta amniga dalka iyo dabarjarka
Read More »Kulan Madaxda Suudan & Wasiirka A.Dibada [Siwiro]
Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan wadanka Suudaan ayaa maanta la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Suudaan, iyaga oo sidoo kale tagay xarunta safaaradda Soomaaliye
Read More »Amaanka Soomaaliya Oo Ay Itoobiya Ka Taageerayso
Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Dessalegn ayaa ku dhawaaqay in dowladiisa ay taageero buuxda oo dhanka ammaanka ah ay siineyso dowlada Soomaaliya, isagoo sheegay inay ka shaqeyn doonaan ammaanka iyo kala dambeynta dalka Soomaaliya.
Read More »Dib U Dhiska Soomaaliya Oo M.Afrika Codsaday
Midowga Africa ayaa ka codsaday dowladda Shiinaha in ay gacan ka geysato sidii ammaan iyo xasilooni loogu soo dabaali lahaa wadamada dhibaatooyinka ay ka taaganyihiin ee Africa oo somaliyana ay ku jirto. Gudoomiyaha
Read More »Jowhar Oo Ku Dagaalamay M.Beeleedyo
Maamulka gobolka Shabeelada Dhexe ayaa ku guuleystay inuu heshiisiiyo beelo walaalo ah oo wada dega tuulooyin ku yaala Bariga magaalada Jowhar kuwaasi oo Maleeshiyo beeleedyo ka kala tirsan ay horey u dagaalameen. Guddoomiyaha
Read More »Sharciga Gaadiidka Oo Ay Ku Baaqeyn Baarlamaanka
Guddi gaadiidka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dalbaday Wasaarada Gaadiidka oo iyada iyo Warfaafinta ay hoostagto C/laahi Ciilmooge Wasiirka warfaafinta in Baarlamaanka la horkeeno sharciga Gaadiidka dalka. Xildhibaan Cusmaan Aadan Dhuuboow Guddoomiyaha Guddiga Gaadiidka
Read More »