Monthly Archives: February 2013 »

Degmada Janaale Oo La Wareegay Ciidamada Dowlada & Kuwa AMisom

jiinka February 14, 2013 Comments Off

Gobolka Sh/Hoose ee Degmada Janaale ayaa la wareegay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay kaabiga u saaran yihiin degmadaasi.   Arintaan ayaa waxay ka danbaysay kadib markii ay isaga baxeen halkaasi dagaalyahanada Xarakada Alshabaab.

Read More »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Markii Ugu Horeesay U Safray Itoobiya

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Markii Ugu Horeesay U Safray Itoobiya

jiinka February 13, 2013 Comments Off

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia.   Guddoomiye Jawaari oo ay safarkiisa ku wehliyaan xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka

Read More »
Qarax Goor Dhawayd Magaalada Muqdisho Ka Dhacay

Qarax Goor Dhawayd Magaalada Muqdisho Ka Dhacay

jiinka February 13, 2013 Comments Off

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Daqiiuqado kohor lagu weeraray walxaha qarxa, iyadoo ay sababtay khasaarooyin kala duwan.   Qaraxaan oo loo adeegsaday bambo gacmeyd ayaa waxaa lagu tuuray Askari ku sugnaa Maqayad biibito ah oo

Read More »
Dagaal Sababay Khasaaro Ayaa Xalay Ka Dhacay Gobolka Bay Ee Magaalada Baydhabo

Dagaal Sababay Khasaaro Ayaa Xalay Ka Dhacay Gobolka Bay Ee Magaalada Baydhabo

jiinka February 13, 2013 Comments Off

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe uu dagaal ka dhacay deegaanka suuqa xoolaha iyo dhowr jiho oo kale oo ka tirsan magaalada Baydhabo kaas oo u dhexeeyay sida

Read More »
Ra’iisul Wasaaraha Oo La Kulmay Wufuud Ka Socday Baarlamaanka Burundi

Ra’iisul Wasaaraha Oo La Kulmay Wufuud Ka Socday Baarlamaanka Burundi

jiinka February 12, 2013 Comments Off

Raysul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaali Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdigii Burundi ee guddoomiyaha gudiga difaaca baarlamaanka Burundi Hakizimana Emilien.   Waxayna ka wada hadleyn xiriirka labada dalka, gaar ahaan dhinaca

Read More »
Magaalada Jowhar Ee Gobolka Sh.Dhexe Oo Ka Dhacay Kulan Amaanka Looga Had-Layey

Magaalada Jowhar Ee Gobolka Sh.Dhexe Oo Ka Dhacay Kulan Amaanka Looga Had-Layey

jiinka February 12, 2013 Comments Off

Kulanka ayaa dirrada lagu saaray sidii la isaga kaashan lahaa ammaanka gobolka Shabeellada Dhexe iyo sidii maamulka gobolka uu wadashaqeyn buuxda ula yeelan lahaa qeybaha kaladuwan ee bulshada ku nool gobolkaasi.   Qaar ka

Read More »
Qarax Miino Oo Ka Dhacay Magaalada Baledweyne

Qarax Miino Oo Ka Dhacay Magaalada Baledweyne

jiinka February 12, 2013 Comments Off

Hal qof ayaa ku dhintay inta la og yahay afar qof oo kalena way ku dhaawacmeen qarax miino oo maanta ka dhacay xaafadda Howlwadaag ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.   Taliyaha saldhigga

Read More »
Wufuud Xildhibaanno Burundi AH Oo kula Kulmay Muqdisho Madaxda Dowlada

Wufuud Xildhibaanno Burundi AH Oo kula Kulmay Muqdisho Madaxda Dowlada

jiinka February 11, 2013 Comments Off

Xubno ka tirsan Baarlamaanka dalka Burundi oo shalay soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxa ay kulamo kula qaateen Guddoonka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.   Kulanka

Read More »
Najeeriya Oo Koobka Wadamad Afrika Qaaday

Najeeriya Oo Koobka Wadamad Afrika Qaaday

jiinka February 11, 2013 Comments Off

Ciyaartii Finalka ee Koobaka Wadamada Afrika ayaa waxaa ku guuleystay Kooxda Nigeria oo 1-0 uga badisay kooxda Burkina Faso.   Ciyaartan oo ka dhacday Garoonka magaalada Johannesburg ee (Soccer City) ayaa ahayd mid si

Read More »
Somalia Suicide Bomber Targets Puntland Deputy Police Chief

Somalia Suicide Bomber Targets Puntland Deputy Police Chief

jiinka February 11, 2013 Comments Off

Galkayo — A suicide car bomb attack targeting Deputy Police Chief Gen. Muhyadin Ahmed Musse near the central Galkayo station occurred Monday morning, Garowe Online reports.   According to eyewitnesses, a sedan packed full

Read More »