Monthly Archives: January 2013 »
French soldier killed and hostage feared dead in Somalia
A French soldier has been killed in Somalia during a failed operation to free a hostage who is also believed to have died, the defence minister said. Jean-Yves Le Drian told reporters in Paris
Read More »Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeenta Muxuyidiin Max’ed Kaalmooy Ayaa Sheegay in Goobaha Waxbarashada Dib U Dhis Lagu Sameendoono
Wasiirka ayaa Tilmaamay in ay qorsheynayaan in dib udhis ay kusameeyaan Waddooyinka Magaalada Muqdisho. Muddo 22 sano Bur bursanaa taasi oo Muddooyinkii udambeeyay Cabasho ballaaran ka muujinayeen Darawalada Kexeeya Gawaarida Bii elka ah
Read More »Deegaanka Buula Mareer Ayaa Ciidamo Faransiis Ah Dagaal Kula Galay Dagaalyahanada Xarakada Al-shaab
Deegaanka Buula-mareer ee gobolka Sh/hoose ayaa waxay sheegayaan in saakay uu halkaasi dagaal muddo kooban socday ku dhexmaray ciidamo Faransiis ah. Kuwaa oo watay diyaarado dagaal iyo ciidamada Xarakada Al-shabaab ee deegaankaasi gacanta ku
Read More »Qarax Miino Oo Xildhibaan Lagula Beegsaday Agagaarka Laami Yaraha Soobe Ee Magaalada Muqdisho
Qaraxaani oo ahaa Qarax Miino ayaa Barqanimadii Maanta waxa uu ka dhacay agagaarka Laami Yaraha Soobe. Qaraxaasi ayaa la sheegay in lala Beegsaday Mudane Ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Soomaaliya. Dhaawacyo halis ah ay ka
Read More »Tartanka Koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE oo maanta la ciyaaray saddex kulan.
Saddex kulan ciyaareed ayaa maanta ka dhacay garoonka Altaraji ee magaalada JEDDAH, iyadoo ay iswada arkeen kooxaha Iftiinka Caneykish Vs Xiddigaha Marka, Baanow Stars Vs LLPP, Barqash Stars Vs Goday. Ciyaartii Koowaad ayaa waxay
Read More »Aqoonyahanada Beelaha Jareer Weyne oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Muqdisho.
Aqoonyahanada Beelaha Jareer Weyne oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Kulan ay isugu yimaadeen Aqoonyahanada Beelaha Jareer Weyne uu soo qaban qaabiyey Boqorka Beelaha Jareer Weyne Eng Faarax Cabdi Guure ayaa lagu
Read More »Sanadkii Hore Ee 2012 Oo Amisom Ka Warbixiyeen Waxqabadkoodii
Ciidamada AMISOM Korneel Cali Aadan Xumad oo maanta shir Jara’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay waxqabadka Sanadkii hore ee Ciidanka AMISOm isagoo sheegay in Ciidamada AMISOM ay goobo badan oo horleh oo
Read More »Qoxootiga Ku Sugan Dhadhaab & Kaakuma Oo Faransa DHaqaalo Ugu Deeqday
Dowlada dalka France ayaa shaaca ka qaaday in ku dhawaad 1.3 million oo doolar ay ugu deeqday qaxootiga Soomaaliyeed ku sugan xeryaha dhadhaab ee dalka Kenya. Dowladaa france ayaa sidoo kale sheegtay in dhaqaalahaasi
Read More »SOMALIA MINISTER: AIRPORTS WILL BE UPGRADED TO INTERNATIONAL STANDARDS
Somalia’s Minster for Ministry of Public Work, Ports & Transport has revealed that plans are underway to modernize several airports in Central and Southern Somalia. Muhayadin Mohamed Kamlmoy, the Minister for Ministry of
Read More »Wasiirka Howlaha guud oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Suudaan u fadhiya Soomaaliya + Sawirro
Wasiirka Howlaha guud Gaadiidka Badda iyo Dekedaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Md. Muxudiin Axmed Kaalmooy oo ay wehliyaan Wasiir K/Xigeenada Koowaad iyo labaad, Agaasimaha guud ee Wasaaradaas iyo Agaasimayaasha qeybaha kala duwan ee Wasaaradda
Read More »