Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeenta Muxuyidiin Max’ed Kaalmooy Ayaa Sheegay in Goobaha Waxbarashada Dib U Dhis Lagu Sameendoono

jiinka January 12, 2013 Comments Off
Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeenta Muxuyidiin Max’ed Kaalmooy Ayaa Sheegay in Goobaha Waxbarashada Dib U Dhis Lagu Sameendoono

Wasiirka ayaa Tilmaamay in ay qorsheynayaan in dib udhis ay kusameeyaan Waddooyinka Magaalada Muqdisho.

 

Muddo 22 sano Bur bursanaa taasi oo Muddooyinkii udambeeyay Cabasho ballaaran ka muujinayeen Darawalada Kexeeya Gawaarida Bii elka ah ee ka dhex shaqeeya Magaalada Muqdisho.

 
Sikastaba hadalka Wasiirka howlaha Guud iyo Guriyeenta Muxuyidiin Max’ed Kaalmooy ayaa imaanaya iyadoo maalin ka hor Xukuumadda Soomaaliya ay ballaan qaaday in dib uhabeyn lagu sameyn doono Goobaha Waxbarasho ee dalka.

 

 

 

cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com

Comments are closed.